Ogaysiis Musharaxa madaxweynaha new Ucid Jamaal Cali Xusein oo maalinta khamiista ee taariikhdu tahay 03.10.2013 booqasho ku imandoona caasimadda Helsinki ee magaala madaxda wadanka FINLAND.

0
Wednesday October 02, 2013 - 16:49:35 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Musharaxa madaxweynaha new Ucid Jamaal Cali Xusein oo maalinta khamiista ee taariikhdu tahay 03.10.2013 booqasho ku imandoona caasimadda Helsinki ee magaala madaxda wadanka FINLAND.

    Anigoo ah gudoomiyaha garabka haweenka new Ucid Samia Omar Hagi Muse!! Waxaan ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta reer Somaliland ee dagan agagaarka caasimadda Helsinki, in maalinta khamiista

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah gudoomiyaha garabka haweenka new Ucid Samia Omar Hagi Muse!! Waxaan ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta reer Somaliland ee dagan agagaarka caasimadda Helsinki, in maalinta khamiista Anigoo ah gudoomiyaha garabka haweenka new Ucid Samia Omar Hagi Muse!! Waxaan ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta reer Somaliland ee dagan agagaarka caasimadda Helsinki, in maalinta khamiista
ee taariikhdu tahay 03.10.2013 uu booqasho inoogu imandoono musharaxa madaxweynaha new Ucid Jamaal Cali Xusein kana soo dagidoona garoonka caalamigga ah ee Helsinki Vantaa airport saacaddu markay tahay abaaro lixda iyo labaatan daqiiqo18:20, hadii allaha awoodda leh inagu simo. Taasoo isla habeenimadda khamiista uu la shir iyo casho sharafeed kula yeelandoono xubnaha xisbigga new Ucid. Sokos Hotel-Presidentti Helsinki saacadu markay tahay 19:00 -22:00

Waxaa kale uu kulan la yeelandoo maalinimada jimcada ee taariikhdu tahay 04.10.2013, Haayadaha Kala duwan ee dalkan Finland saacadu markay tahay10:00 15:00, hadii allaha awooda leh inagu simo.
Ogeysiis:
Dhamaan waxaa la ogaysiinaya muwaadiniinta reer Somaliland in maalinta jimcadda ee tarikhdu tahay 04.10.2013 la qabandoono xafladii so dhoweynta musharaxa madaxweynaha new Ucid Jamaal Cali Xusein, kana dhicidoonto isla Sokos Hotel-Presidentti saacadu 17:00 ? 23.00. Ka soo qaybgal wacan.
Fadlan wakhtigga iyo nidaamka hotelkana aan wada ilaalino.
Wixii faahfaahina ee intaa dheer kala soo xidhiidha
G.G.haweenka ucid dalka finland Saamiya cumar Tel: 0465667413
Helsinki /Finland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured