Siilaanyo Beesha Ciidagale Hadaanu Nahey Dowladu Inay Xil Wasiir Noo Magacowdo Waanu Filaynay Laakiin In ayIn ay Waxyeelo Noo Magacowdo Maanu Filayn

0
Monday September 30, 2013 - 08:52:40 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyo Beesha Ciidagale Hadaanu Nahey Dowladu Inay Xil Wasiir Noo Magacowdo Waanu Filaynay Laakiin In ayIn ay Waxyeelo Noo Magacowdo Maanu Filayn

    Anigoo ah Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse ahna Shaeekhal Baledka Magaalada Hargeysa Kalsoonina ka heysta Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Waxaan halkan uga Gudbinayaa Madexweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse ahna Shaeekhal Baledka Magaalada Hargeysa Kalsoonina ka heysta Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Waxaan halkan uga Gudbinayaa Madexweynaha
Anigooah Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse ahna Shaeekhal Baledka Magaalada HargeysaKalsoonina ka heysta Suldaan MaxamedSuldaan C/qaadir Waxaan halkan uga Gudbinayaa Madexweynaha Somaliland WarqadFuran oo Sioos ah ugu socota taas oo aan kaga hadlayo waayo Cakuse waaaafooyinka Dawladuhu isticmaalaan Ciidagale ma Wuxuu noqdey Puntland Amase ururSiyaasadeed Mudane Madexweynaha Beel ahaan Malaa uma qalano in Hurumarkeygiiaanu ka shaqeyneynaa ina luugo badelo Waxyeelo Siyaasadeed oo Ka hor imaneysaWax kastoo hurumar aanu gaadhney ah Sida Wadooyinka, aanu ku sameysanay iyo qofkastoo beesha ka mid ah rag iyo Dumarba Shilinkii ay dhixirka ku hayeen soosaareen.


InXukuumadda Maanta joogtaa ay noogu abaal
gudey Burburin Hurumarka Beeleed halkaay ka aheyd in ay dhiiri galiso cid kastoo Hurumar wada kuna talaabsaneysawaanu ka garowney in ay Xukuumadu dooneyso waxaanu ka shaqeynay waxaanaheyn waxa go,aan ah in xiliga dhow sida ugudhakhsaha badan ay beeshu ka jawaabi doonto cid kasta oo ka hor timaada aanayka habran doonin si qaawana ay uga jawaabi doonaan.

Sidaadaraadeed Madexweyne Masuuliyiinta aad Xilka noogu dhiibteyna waxey kashaqeeyaan waxaan aheyn waxa loo igmadey iyo waxa ay faraglinta Beesha kuhayaan taasina waxey ka turjumeysaa inay ka shaqeynayaan waxey Xukuumadudooneyso ee ah in ay kasoo horjeedo Hurumarka, Mudane Madexweyne Waxaan kuusheegayaa in ay been kuu sheegaan Masuuliyiinta aad Xilka u dhiibtey ee BeeshaCiidagale hadii runta aanu ka hadalnona beesha Ciidagale ma aha Muxaafid eeMucaarid aqlabiyadoodu Waxaana kuu cadeyneysa marka Wasiir Cakuse kuu keenoadeeradii,Abtiyaashii iyo Seediyaashii oo ah Xasan Guure Jaamac, Faysal Cali Waraabe,Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, Ibraahim Mahdi Buubaa iyo inta ugu badan eeBeesha Ciidagle haldoorkoodii ah oo maanta ku abtirsanaya Xaqiiqiyan MucaaridnimoWaxaanan halkan kusoo gabagabeynayaa hadalkeygan tooska ah in ay nasoo gaadheyFariintii aad noogu soo Dhiibtey Wasiir Cakuse, taas oo aheyd shantii Km eeXukuumadu ku darsaneysay Wadada Salaxley ee ay sagaalka jeer dhex dhigtey,ilamana aha oo Ciidagale ma aaminsana ninka dhisi waayey shan Km in uu dhisayota ka badan ee sadexda boqol iyo todobaatanka Km, Waxa kale ee noo raaca inuuka Shaqeynayo Cakuse kasoo horjeedka Beesha sida uu usoo xidhayo IskuulkaGaaroodi ee kow iyo labaatanka Sano beeshu gacanta ku haysay, Kastamka inaGuuxaa ee aad balanqaadeen haseyeeshee Cakuse diiday furitaankiisa, Ambalaaskii ay Madexweynaha Weydiisteen Hablihii dhakhtarka Salaxley fargaladoodii ku dhiseen ka horjoogsadey,oo yidhi Bisha Cas ayaa nasiineysa taasina waa Qodob waxbana kama jiraan, kamanayeeli doono Wasiir Cakuse in uu Beesha kala Qeybiyo oo yidhaahdo kanaa MaxamedDaa,uud ah ah iyo kanaa Muuse Daa,uud ahkanaa Abokor Muuse ah iyo kanaa C/raxmaan Muuse ah kanaa baha Dukhsi ah kanaabaha ku barjaaya, kanaa Reer Mataan ah kana ma aha kanaa dhamal Aadam ah kana maaha kanaa Reer Cabdi Ciise ah kana ma aha kanaa ba iido ah kana ma aha kanaaReer Guuleed ah iyo kana ma aha, lagaana yeeli Maayo Xadhiga aad ka Shaqeyneyso ee Xasan Guure iyo Gudoomiye Faysal CaliWaraabe.

MahadIllaahaybaa leh Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse

(SheekhalBaledka)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured