Maayorka Gabiley Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Khilaafkoodu Marayo Meel Halis Ah.

0
Sunday September 29, 2013 - 14:38:36 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayorka Gabiley Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Khilaafkoodu Marayo Meel Halis Ah.

    Wararka Naga Soo gaadhaya Gobolka Gabiley ayaa sheegaya in Maayorka Gabiley Shucayb maxamed Muuse iyo Yuusuf Ibraahim geedi waa badhasaabka Gabiley ay khilaafkoodu marayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga Soo gaadhaya Gobolka Gabiley ayaa sheegaya in Maayorka Gabiley Shucayb maxamed Muuse iyo Yuusuf Ibraahim geedi waa badhasaabka Gabiley ay khilaafkoodu marayo Wararka Naga Soo gaadhaya Gobolka Gabiley ayaa sheegaya in Maayorka Gabiley Shucayb maxamed Muuse iyo Yuusuf Ibraahim geedi waa badhasaabka Gabiley ay khilaafkoodu marayo meel aad u xun waxaanu warku intaa ku darayaa in Maayorka Gabiley Mr Shucayb oo dhaqankiisa iyo maamulkiisaba ay ka muuqato hogaan xumo aad u liidata ayaa dad ku dhaw dhaw ihi sheegayaan inuu inta badan Laaluusho saxaafadda Madaxa Banaan isagoo dad qaraabo yihiin, waana dhaqan aad loola yaabo maadaama uu yahay nIn dhalinyaro. Dhaqanka maayarka ayaa la moodaa in uu weli ololihii dooorashada ee xaafada uu weli ku jiro. Sida Wararku sheegayaan Maayorka Gabiley Mr. waa Nin aad u dhibsaddda wararka ay soo qoraan jaraa,idka Madaxa banaan

isagoo markiiba la xidhiidha kuwo ay Jufadda Hoose isku yihiin kuna wargeliya
inay isku jufo yihiin Ereyo ay ka mid yihiin yaan la idin soo dhex marin Rag
ayaanu ishaynaaye yidhaahda Taloow Raggaasi waa Kuwama?
Maayarka Gabiley oo ah nin Dhalinyaro ah aan aqoon fac weyn lahayn oo 10 sanno ee lasoo dhaafay
Bacadle yar ku haysan Magaaladda Gabiley ayaa Badawnimo ay ku noqonaysaa
arrintani Waxaanu ka mid yahay Ashkhaasta uu Cabdicasiis Maxamed Samaale
Wasiirka Maaliyaddu dhigtay Gobolka Gabiley isagoo keliya maahee Maamuladda
Wajaale iyo Allaybaday ayaa ah kuwo uu Wasiirku ku soo dhex tuuray gobolka
sidaasi daraadeed malaha waxaa fiicnayd in Badhasaabkana Wasiirka Maaliyadda loo
magacaabo
Dhinaca kale ayaa wararku ka imanaya gobolka Gabiley ay
sheegayaan inuu qaar ka mid ah Saxaafaddii Madaxa Banaanayd ee Gobolka intii ay
isku jufadda ahaayeen mooyaane kuwii kale waxa uu ka mamnuucay Xarunta Dawladda
Hoose ee Gabiley .
Degmadda Gabiley ayaa gaar ahaan Waddooyinka iyo
dawladda hooseba waxa weli ka muuqda Waxqabadkii Maayorkii hore ee Gabiley
Khadra Xaaji Gaydh waxaana uu Maayar Shucayb inta Badan uu sheegtaa Waxqabadka
Xukuumadda Dhexe ka fulisay gobolka musumaasuqa uu galayna waxay ka badan tahay
dhamaan Maamuladdii hore u soo maray Gabiley ama daybmahii ay ka tageen
Wariye Mohamed mussa inji
Hargeisa, Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured