koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga

0
Tuesday September 24, 2013 - 17:34:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga

    maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 3aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 3aad maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 3aad
koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira
maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga
iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 3aad
hadaanu nahay dadwaynaha ku dhaqan magaalo xuduudeeda tog wajaale
waxaa kaalin mugle kaciyaaray islamarkaana ganacsatada somaliland iyo
shirkadaha gaarka loo leeyahay ku dhirigaliyey inay ka qayb qaataan

qadhaanka loo ururinayey jidadka degmada tog wajaale wasiirka
wasaarada maaliyada somaliland sheekh cabdicasiis maxamed samaale
waanu ku mahadsan yahay kaalinta waxku oolka ah ee ukagajiro anaga oo
u og inuu waxlaqabtay dadwaynaha reer tog wajaale iyo somalilandba
anaga oo qirayna inuu wasiirku isaga oo hormood u ah raxan wasiiro ah
inay huteel Bile oo kuyaal wajaale ay kaga dhawaaqeen inay xukuumad
ahaan diyaar uyihiin inay ka qayb qaataan kagana dhawaaqaan isla
goobtii lacagtii ay xukuumad ahaan kaga qaybgalayeen dhisida jidadka
tog wajaale oo cadadkeedu dhanaa 50.000 kun oo dollar USA taasina
dhiirigalisay inay ku daydaan tujaartii ganacsatadii iyo shirkadihii
gaarka loo lahaa laguna yabooho lacag aad utiro badan balse maamulka
degmada tog wajaale loo haystay maamul adag oo hirgalinkara jidadka
wajaale lamahayo haljid ama hal wado oo uu xadhiga kajaray isaga oo
xukunka hayey mudo sadex sanadood ah taasina waxay tilmaamaysaa
fadhiidnimada maamulka tog wajaale oo noqday kuwa gabay hawshii
qaranku usoo doortay maamulka wajaale ilaa iyo hada dadwaynaha iyo
ganacsatadii lacagaha laaga ururiyey kamahayaan xisaab cad oo lagu
qanciyo dadkii lacagaha laga guray waxaa gabi ahaan istaagay
shaqadii jidadk tog wajaale waxaan xukuumada somaliland oo ah
tasababta u ahay nidaamka hurumarineed ee kahanaqaaday dalka kula
talinaynaa inay waxka qabato musuqmaasuqa islamarkaana ay soo dirto
odhad xisaabiya lacagtii dawladu bixisay iyo tii shacabkuwadajirka
ubixiyeen si loo helo xisaab cad oo xalaal ah siloo dardar galiyo
horumarka waxaan madax waynaha jamhuuriyada somaliland kacodsanaynaa
in tog wajaale ubaahantahay inay xafiiska furtaan gudiga maamulwanaaga
iyo ladagaalanka musuqmaasuqa wajaale oo ahgoob halbowle u ah qaranka
waa Qallinkii
Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog wajaale
tellphone 00252634177785



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured