Cali xoor xoor oo feedhyahan isku badalay Wuxuu ka dhiganyahay feedhkii shalay ee cali xoor xoor sheeko juxa !!

0
Tuesday September 24, 2013 - 16:36:21 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali xoor xoor oo feedhyahan isku badalay Wuxuu ka dhiganyahay feedhkii shalay ee cali xoor xoor sheeko juxa !!

    Tani waa dhacda fool xun oo canbaarayn iyo dafiicnimo ku timi maareeyihii dekada iyo madaxda la halmaashaba waxaa maalintii sahalay ahayd dhacday dhacdo aad u fool xun waxaa si waxashnima ah u dagaalamay eng.cali xoor oo ahaa ninka soomali ugu dulqaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tani waa dhacda fool xun oo canbaarayn iyo dafiicnimo ku timi maareeyihii dekada iyo madaxda la halmaashaba waxaa maalintii sahalay ahayd dhacday dhacdo aad u fool xun waxaa si waxashnima ah u dagaalamay eng.cali xoor oo ahaa ninka soomali ugu dulqaadka badan ayaa Tani waa dhacda fool xun oo canbaarayn iyo dafiicnimo ku timi maareeyihii dekada iyo madaxda la halmaashaba waxaa maalintii sahalay ahayd dhacday dhacdo aad u fool xun waxaa si waxashnima ah u dagaalamay eng.cali xoor oo ahaa ninka soomali ugu dulqaadka badan ayaa qaab ciyaalnimo aha ula dagaalamay nin naafa ah oo sheegta afhayeenka Xisbiga ucud(Mr.Bootaan) isla markaan aan isaga laftiisu nin sahlan aan ahayn oo ciyaal suuqnimada prima ka galay ayaa hadan si lama filaana markay barxada dekada isku arkeen ayaa waxaa mar qudha cadho ku kaliftay inuu ___cali xoor xoor gacan qaado isla markaana ninkaa naafada gacanta u qaaday dhulkana ugu tuuray iyada oo ay ku daawanayeen walaalkii iyo askartii ilaalada u ahayd taasina ay dabri doonto ama xeerka reeraha ay cali xoor hawada ku gayn doonta marka garta labada reer is hor fadhiistaan .

Hadaba waa iga suaale maa cali xoor xoor ku kalifay inuu ninkaa gacanta u qaado ?
Waa suusha daku isla dhex marayeen ama qofkaad aragtaaba uu ku odhanayo waa waxa aad u wayn cali waxan taabtay ?jawaaabtaa markii dadkii waxa garadka ahaa ama dhalintii basaasiinta u ahayd ay kusoo koobeen .
Waa ta koowaade waxa uu waxa ka sheegay mashaariicdii babta ahayd ee uu madaxwayanah qaranka sadex jeer uu xadhaiga ka jaray sirtaas ayuu qarxiyey
Waa ta labaade waxa loo malaynayaa inuu sir culus ka helay baabkan lagu ibtileeyey !!!!
Isku soo wada duuduuboo maareya cali kululaa gacana qaad waxa kaloo iyana xogo hoose laga helayaa inuu habeenkii ka horeeyay intaanu bootaan gacanta u qaadin askari gurigiisa jooga uu gacanta u qaaday kadib markuu kusoo daayay laba nin oo aanu doonayn inay la kulmaan habeenkaa ayuu isla habeenkaa feedh la boobay askarigi gurigiisa joogay ,nin la fadhiyeyna ka qabaduu is yidhi ayuu isna ku miisay feedh dhacdadaasi habeenkaa way ka yaabisay askartii ilaalada u ahayd
Waa ta sadexaade waxaaba dhici karta inuu faalkii soo qoray badal dabdeed ay waxan oo gacan qaadi ka tahay salbabakh !
Garyaqaan Ayaan pen
Barbara



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured