Wasiir Cukuse Oo Xalay Fadeexadi Ka Raacday Dood Si Toos Ah Uga Baxaysay Universal+Akhriso Sidii Ay Wax U Dhaceen.

0
Monday September 23, 2013 - 18:47:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse Oo Xalay Fadeexadi Ka Raacday Dood Si Toos Ah Uga Baxaysay Universal+Akhriso Sidii Ay Wax U Dhaceen.

    Wasiirka WasaaradaWarfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), ayaa si xun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka WasaaradaWarfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), ayaa si xun Wasiirka WasaaradaWarfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), ayaa si xun uga cadhooday fikirka qaar ka mid ah Bulshada Reer Somaliland Dood dhex martey isaga iyo Cabdirashiid rayo-raac oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI kadib markii doodooda kadib Tvga Universal rayigooda Wax ka Weydiiyay Dadweynahaasi oo iftiimiyey khaladaadka xukuumadda somaliland dood si toos ah uga baxaysay TV-ga UNIVERSAL.
Daqiiqado ka dib markii markii uu cukuse khadka ka baxay islamarkaana ay socoto Rayigii Dadweynahu si lama filaan ah u ugu soo noqday khadka oo soo dhexgalay kii dadwaynaha wasiir cukuse oo u adkaysan waayey dhaliishii shacabka ay xukumaan, waxaanu ku tiraabay ereyadan markii uu wariyihii barnaamijka daadihinayey ka qabtay tilifoonka” Waa anigii waa Wasiir Cakuse”markii uu intaa yidhi Wasiirku waxa uu Daadihiyaha Doodaasi ee Talafishanka Universal Cabdi Xaaji Cagmadhige ugu Jawaab celiyay Wasiir sowdigii dooda kujirey hadii aad mar labaad nasoo wacdey waanu kusoo dhaweneynaaye maxaa Cusub.

Waxaanuu ku jawaabay sidan” “Maan Jecleysan qaabkan aad u qaadeen cajaladan aad iga duubteen Waxaan doonaayey ninkan injineerka Sheeganaya inaad labadayada oo qudha isku kaayadeysaan laakiin maan dooneyn in ay cid kale meesha Soo gasho, oo aan hayninxaqiiqa dhab ah”Ayuu yidhi Wasiirku isagoo ka gubanaya hadalkii agtida kaga dhiibteen dadweynihii aragtidooda wax laga Weydiiyay ee khadka Isgaadhsiinta uga faa,ideystey Barnaamijkaasi fursada dooda iyo aragtidooda Xukuumada ku wajahan Waxaqabadyada ay Sheeganeyso habeen iyo maalinba.
Sahra saciid gaaxnuug (Sahra-kiin)
Caashakoos33@hotmail.com
Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured