koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 2aad ayaandarooyinka haysta

0
Sunday September 22, 2013 - 20:01:52 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 2aad ayaandarooyinka haysta

    degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay
inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo
faasaxaa maamulka wajaale oo dhaafsanaya qadar lacag ah taasina waxay
sababtaa qasaare maal iyo gaadiid iyo guryabaleh gaadiidka xamuulka
usida magaalada oo marka roobku da;o wadooyinka oo cidhiidhiya dartood
ku siliteye gurhaha iyo meheradaha qasaarna kadhasho guryaha oo duma
iyo gaadiidka oo qasaare kasoo gaadho maamulka dawlada hoose ee

degmada togwajaale oo kagabiyey hawlihii horumarineed loogu talagalay
inay ka hanaqaadaan hanaanka musuqmaasuq oo ku xoogaystay degmada ayaa
waxa uu suurtagaliyey inay gabi ahaan istaagan mashaariicdii
horumarineed waxaana xoogaystay musuqmaasuqii waxaa hoos udhac
kuyimid mooraalkii dadka reer tog wajaale u hayeen inay mar uun
arkaan tog wajaale oo leh jidad casriya iyada oo uu ka markhaati
kacacay wasiirka wasaarada maaliyada mudane cabdi casiis maxamed
samaale mar ay isaga iyo wasiirka wsaarada caafimaadka Dr saleebaan
xagallotoosiye siwadajira u dhagax dhigayeen cusbitaal cusub oo tog
wajaale loo yagleelo wasiir samaale oo ku tilmaamay maamulka wajaale
inuu kagaabiyey kuna sheegay ayaandaro wuxuu khudbadiisii dhagax dhiga
kusoo qaatay wadooyinka tog wajaale may ahaayn buu yidhi aanaanu
nimaadno wajaale oo aan laamay lahayn iyda oo uu wasiirku qiray inuu
ku fashilmay gudoomiye xaashi maxmuud cabdi ayaa ilaahada aanay suurta
galin in lasoo xulo maamulsuuban oo ku shaqeeya siyaasada xukuumada
islamarkaana waxka qabta nidaam la;aanta iyo qorsho la,aanta iyada oo
ay luntay idiidiiladii iyo kalsoonidii shacabka reer tog wajaale ku
qabeen maamulka fadhiidka ah ee ragaadiyey shaqadii loohayeye shacbka
iyo qaranka somaliland

waa Qallinkii
Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog wajaale
tellphone 00252634177785



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured