Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

0
Thursday September 19, 2013 - 08:24:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

    Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–
Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–
Waxan aan marka hore salaamaya dhamaan saxaafada xorta ah gudo iyo dibaada ba marka xigaatana dhamaan akhariistaysha sharafta leh (nin ayaa dhintay baa la yidhii kadiibana meydkii ninka ayaa la damacay in la qaado lana asoo oo xabasha la dhiigo hadaba intii dhexada lagu sii siiday ayuu dhulka ku dhacay oo uu naaxashakii ka duulay kadiban nin ka mid ah raagii aska meydka la socoday ba yidhii markii hore mu go”iin ee immika ayuu sii go”aay ).


Hadab waxan uga jeeda guulwadeyiintii cukuuse maanta ayuun bay ugu darantahay marku yidhii silaanyo wuxuu shabaahaa nebigii ,S,C.W oo ay la maratay in uu sida uu hadalo ,hadaba waxa marag ma doon ah in cukuuse laga wada dharag sanyahay lana ogyhay sida uu uu shaqeyo iyo in meesha lo keenaay in uu afka qabato saaxaafada xorta ah iyo waliba in uu meel walba la istago yooyootan ama buuq uu kadaba qeyiliyo mucaaridka uu dooday xuquuqada shacabka dhawrayana karamda wadaanka ee xukuumada silaanyo godka ku riday basle waxa la yidhii nin ayaa siyaad barre ku yidhii nebi maxamed ayaa ad shabahada oo ah maqalka ayinu ka hadalayiino ninkasii wuxuu yidhii


a)Magcagu siyaado waa maxamed (isago uu jeeda nebigii muxamed ah s c w

b) Xaaskaguna wuxuu yidhii waa khadija(isaga oo ula jeeda xaaskii nebiga s c w

c) Waxa kale oo uu yidhii xukuunkaguna waa kii nebiga (isaga oo uu jeeda xukuunkii cadalada ah ee nebi muxamed s,c,w


Ninkasii Siyaad barre oo dhiiga dadka xalaal ka dhigatay ayuu sida laha wanna calamadaha lagu garato dadka aan alle uu dhaweyiin jecelana dhiibka dadka iyo burburiinta dadka maaskiinta ah ee aan lahayiin awooda ama wax ay isku difaacan waxa maanta ninkii siyaad barre sida ku lahaa la mid ah cukuuse oo heerka uu ka gadhaay guulwadeyiinta iyo kaabo qaadanimada halka la maray waxan see leeyahay cukuusow shaqada lagu diray yanaanay xadka diinta islamaka ka saariin alle na uu toobada keen hogaamiye aan cadaalad ku shaqeyiin laguma sheego rasuulkenii subaan NNKH .haddii aad ila waligaa aad guulwadeyin kujirtay maanta tani waxay ku galayiis baal madow cukuusow.Xukuumad aad maanta uu tahay afhayenkana waa tii ugu ayaanka darnayd ee abiid so marta dalka waxan ku so koobaay in shacabka Somaliland maanta ogyahay maamuulka ay talda dalka gacanta uu galiyeen kana dharagsanyihiin waxay kala Kulmeen balse immika uu gababasiyahay waqtigisu dhawaana iska so afmeeerii doono oo ayaamo uu hadhsanyihiin

W/Q Cantar Kidar Cune
cantarkidaarcune@outlook.com
Vslmant Land
Sweden


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured