Xidhiidh Noce Ah Ayaa Ka Dhexeeya Wiil Kasoo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiir cukuse

0
Tuesday September 17, 2013 - 21:43:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidhiidh Noce Ah Ayaa Ka Dhexeeya Wiil Kasoo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiir cukuse

    Tan iyo maalinti la magacaabay wasiirka warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir( cukuse). ayaa waxaa jira warar isaaso taraaya oo sheegay oo sheegaaya in uu khilaaf ba”aani ka dhex-qarxay masuuliyiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo maalinti la magacaabay wasiirka warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir( cukuse). ayaa waxaa jira warar isaaso taraaya oo sheegay oo sheegaaya in uu khilaaf ba”aani ka dhex-qarxay masuuliyiin

Tan iyo maalinti la magacaabay wasiirka warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir( cukuse). ayaa waxaa jira warar isaaso taraaya oo sheegay oo sheegaaya in uu khilaaf ba”aani ka dhex-qarxay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka warfaafinta iyo maareeyaha tv-ga qaranka kasoo gaadhay heer culus sabaabayna in madaxi-wararka ee tv-ga qaranka mr xamse cali bul-bul oo uu wasiir siffo ka baxsan anshaxa —masuulinimo, ayaa la sheegay in uu door weyn ka ciyaaray wiil magac-beeleed lagu keenay shaqaada.ayaa ku lug-laha in muraannada kasoo cusboonaday isaago garab ka heellaaya wasiirka warfaafinta C/laahi cukuse oo marka horeeba shaq-qadiisu ahayd munaafaqad ku abuuridda wasaradda warfaafinta oo ila wakhtigi uu wasiirka ka ahaa Boobe ayaa lagu sheegay cukuse mid cadaawadda abuuri yaqqaana.

Hadana waxaa jira warar sheegaaya in ay qorshe lagu minjo xabiinaayo masuulin uu ka mid yahay agaasimaha wasarada Mr C/raashidiyo maareeyaha Tv-ga qaranka Khadar Gaaswaxaana la sheegay in wiilka lagu magacaabo muniir oo uu wasiirka madaxtooyadu uu fuuray warges iyo websitin qorshahan uu yahay ka wadda waxaanay intaas wararku ku daraan in muniir yahay dareewalka gaadhiga wasiir cukuse waxanu rabba in wasiirka uu uga faa”iidaysto sidi uu xod-xodan laha wasiirka madaxtooyada oo uu odhan lahaa iga dhigi-laba xil mi uun waxaa uu doonaya in uu noqdo agaasimaha wasarada warfaafinta ama maareeyaha tv-ga qaranka. Waxanan tallo uu soo jeedinayaa wasiirka warfaafinta in shaqaalaha uu cadaalad sammeeyo, kuna taalliyo oday timo,

Mida kale waxaa jira wararka odhanaayo wasiira laftiisa ayaa ah mid qayraal masuulnimadu ka muuqato waxanad arkaysa in uu ka dhaliil badan yahay wasiirada kale

Hadaba waxaan jeclaan lahaa in aan talo u soo jeediyo wiilka muniir ee tifatiraha ka ah wargeyska oo aan ku idhaahdo aduunka taariikh ayaa ka hadhee ayaysan taariikh madoobi ka hadhin intaad is leedahay wasiir xirsi raali geli, waayo waxaad tahay wiil dhalinyaro ah oo weli mustaqbalkisii hadhay markaa hadii aanad ka waan toobin sida xun ee aad u dhaqanto waxaa ka raaci taariikh xumo

Qalinki

Mubaarig Saleebaan Cali

Berbera/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured