Tv Qaran JSL oo noqday idaacad probogandada lagu amaanayo dawlada JSL lagu faafiyo kana bilaabmay Cardiff.

0
Tuesday September 17, 2013 - 19:57:52 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tv Qaran JSL oo noqday idaacad probogandada lagu amaanayo dawlada JSL lagu faafiyo kana bilaabmay Cardiff.

    Waa cajiib in lacagtii wax tari lahayd uumada baahan in lagu kiraysto TIYAATARKA ugu wayn magalada Cardiff ee caanka ah Millenium centre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa cajiib in lacagtii wax tari lahayd uumada baahan in lagu kiraysto TIYAATARKA ugu wayn magalada Cardiff ee caanka ah Millenium centre Waxaa ayaandaro ku noqotay uumada JSL ee uu tv qaranku ka dhexeyey inu ka leexday shaqodiisi kowaad oo ah cadalad, dhexdhexaad iyo horumar. Waxay ahayd inu wax ka taro bahiiyaha badan ee uumadeena haysta una shaqeeyo sida BBCda. Dhamaan waxaynu wada ognahay KHARASHKA uu ku dhisanyahay tv qaranka waa cashuurta laga qaado ummada reer JSL. Sida darteed wa inuu u dhexeeyo ummada JSL. Shaqalahu waa inay noqdaan shaqaale madaxbanaan oo aan ku abtirsan qolo, xisbi gaar ah ama qoox gaarah sida lagu yaqaano dimuqaradiyada calamigah ee siyaasiintu qaarkood ka been samaystaan.

Waa mid subxaanalah inay shaqsiyaad gaarahi gacanta ku dhigaan tv qaranka JSL.
Waa cajiib in lacagtii wax tari lahayd uumada baahan in lagu kiraysto TIYAATARKA ugu wayn magalada Cardiff ee caanka ah Millenium centre. Waa melaha ugu qalisan wadanka UK lacagtana waxaa laga soo diray casimada JSL Hargeisa. Hadaba sababta lacagta intaa leeg loo khasaarieye waxaa weeye xaflad 21.9.13 ka dhici doonta halkaas oo ay ku kulime doonan qabqablayaasha ku nool carada UK. Ku waas oo tageera shaqsiyaad gaarah oo dowlada JSL katirsan xidhiidhna ka dhexeeyo. Waa nasiibdaro in aanay ka wada war qabin masuuliyiinta qaran JSL iyo xisbiga talada hayaaba. Waxaa hubaalah Shicibka reer Somaliland ee magalada Cardiff in aanay waxba kala socon oo wax taagero ahi uu hayn marka laga reebo qoox dano gaarah ka wata arintan fooshaxun.
Jaaliyadi baa la baal maray, xisbigi waa laga booday, hadaba nimankan awooda inta leeg ya siiyey. Allahayo kaqabo uumada fidno walayaasha toodi ku filnan wayday Bristolna allow dhinacmari.
Saleeban Ahmed Bristol England
faahiye360@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured