Sir fashilantay. “Shaqsi Madaxwaynenimo ka Doonaya Shacabka Somaliland oo Ilaaladiisa gaarka ahi tahay OROMO.
Siday Shacabka Somaliland U dooran Karaan Shaqsigan?. Qormadii 1aad Akhirstayaal waxaan halkan iidinku soo gudbin doonaa qormooyin tiro badan oo aan idiinka warami doono shaqsi ka tirsan dadka u tartamaya madaxwaynenimada Somaliland ee la filayo in ay qabsoonto sanadka 2015ka.
Siday Shacabka Somaliland U dooran Karaan Shaqsigan?. Qormadii 1aad Akhirstayaal waxaan halkan iidinku soo gudbin doonaa qormooyin tiro badan oo aan idiinka warami doono shaqsi ka tirsan dadka u tartamaya madaxwaynenimada Somaliland ee la filayo in ay qabsoonto sanadka 2015ka. Akhriste haddii aad tahay muwaadin dhaba, waxaad ka damqataa qormooyinkan oo xambaarsan sir aan helay. Akhriste laga soo bilaabo markii ay Somaliland xornimadeeda kale soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Somalia sanadkii 18 May 1991-kii, ilaa maanta waxaa dalkeena ku soo qulqula qaxoonti aad u fara badan oo ka yimaada dalka aynu jaarka nahay ee Ethopia, kuwaas oo waliba u badan qoomiyada la yidhaahdo “Oromo”. Akhriste oromadu markay soo gaadhaan ciida somaliland waxay bilaabaan inay shaqaystaan, kuwaas oo qabanaya shaqo kasta oo loo diro haday tahay mid wayn iyo mid yarba’e, sidoo kale way dawarsadaan iyagoo masaakiin iska dhigaya. Tani waxay dhibaato wayn ku tahay muwaadiniinta gaajo ugu bakhtiyey guryahooda iyo dhalinyarta bilaa shaqada ah ee maalin walba badaha isku tuuraya si ay u helaan nolol tan dhaanta, sidoo kale waxay dhibaato ku yihiin maskiinta reer Somaliland oo iyagu xaq u leh in lagargaaro oo wax la siiyo intii nin/naag oromo ah wax la siin lahaa. Akhriste iyadoo dhibaatada intaa leegi jirto ayaa su’aasha taagani ee iswaydiinta lihi tahay, waa maxay sababta ay oromadu Somaliland u yimaadaan?, baadhitaan dheer oo aan sameeyey ka dib waxa aan soo helay in shayga ugu wayn ee oromadu u yimaadaan Somaliland ay tahay in ay doonayaan inay qabsadaan dalka mustaqbalka dhow, si ay u qabsadaana waxay sameeyeen qorshayaal taas oo haddii ay ufulaan noqon doonta inay gabi ahaanba la wareegaan carliga Somaliland. Akhriste iyadoo qorshaha oromadu yahay sidaa aynu soo sheegnay ayaa su’aasha kale ee la iswaydiinayaa tahay Oromada yaa wadanka ku haya? Jawaabta su’aashani waxaan kaga jawaabi doonaa qormooyinka maqaalkaygani ku sahabsan yahay. Akhristoow baadhis dheer ka dib waxaan helay sir ah, in dad dalkan madaxwaynenimo ka rabaa ay ka mid yihiin uguna muhiimsan yihiin dadka oromada dalka ku haya. Haddii aan daaha ka qaado oo aan idiin soo bandhigo waa Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga wadani Mr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Ciro”, waxa uu doonayaa in uu noqdo madaxwaynaha Somaliland wakhtiga dhow. Akhristoow cabdiraxmaan ciro boodhigaadhkiisa gaarka ah, ahna xoghayntiisa gaarka ahi waa oromo, magaciisa waxaa la yidhaahdaa Mr Maxamed, waxaanu ka yimid dalka Ethopia gaar ahaan gobolka ay oromadu dagto. Akhristow la soco maalmaha soo socda Taariikhda ninka oromada ah ee ilaalada gaarka ah ee gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga wadani mr cabdirxmaan maxamed cabdilaahi “ciro” iyo waliba siday dadka reer Somaliland u dooran karaan ninka oromo ka dhigtay ilaaladiisa gaarka ah. LA SOCO Mahamoud Jama Xuseen Mahmoud333@hotmail.com Hargeisa Somaliland. Sir fashilantay. “Shaqsi Madaxwaynenimo ka Doonaya Shacabka Somaliland oo Ilaaladiisa gaarka ahi tahay OROMO. Siday Shacabka Somaliland U dooran Karaan Shaqsigan?. Qormadii 1aad Akhirstayaal waxaan halkan iidinku soo gudbin doonaa qormooyin tiro badan oo aan idiinka warami doono shaqsi ka tirsan dadka u tartamaya madaxwaynenimada Somaliland ee la filayo in ay qabsoonto sanadka 2015ka. Akhriste haddii aad tahay muwaadin dhaba, waxaad ka damqataa qormooyinkan oo xambaarsan sir aan helay. Akhriste laga soo bilaabo markii ay Somaliland xornimadeeda kale soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Somalia sanadkii 18 May 1991-kii, ilaa maanta waxaa dalkeena ku soo qulqula qaxoonti aad u fara badan oo ka yimaada dalka aynu jaarka nahay ee Ethopia, kuwaas oo waliba u badan qoomiyada la yidhaahdo “Oromo”. Akhriste oromadu markay soo gaadhaan ciida somaliland waxay bilaabaan inay shaqaystaan, kuwaas oo qabanaya shaqo kasta oo loo diro haday tahay mid wayn iyo mid yarba’e, sidoo kale way dawarsadaan iyagoo masaakiin iska dhigaya. Tani waxay dhibaato wayn ku tahay muwaadiniinta gaajo ugu bakhtiyey guryahooda iyo dhalinyarta bilaa shaqada ah ee maalin walba badaha isku tuuraya si ay u helaan nolol tan dhaanta, sidoo kale waxay dhibaato ku yihiin maskiinta reer Somaliland oo iyagu xaq u leh in lagargaaro oo wax la siiyo intii nin/naag oromo ah wax la siin lahaa. Akhriste iyadoo dhibaatada intaa leegi jirto ayaa su’aasha taagani ee iswaydiinta lihi tahay, waa maxay sababta ay oromadu Somaliland u yimaadaan?, baadhitaan dheer oo aan sameeyey ka dib waxa aan soo helay in shayga ugu wayn ee oromadu u yimaadaan Somaliland ay tahay in ay doonayaan inay qabsadaan dalka mustaqbalka dhow, si ay u qabsadaana waxay sameeyeen qorshayaal taas oo haddii ay ufulaan noqon doonta inay gabi ahaanba la wareegaan carliga Somaliland. Akhriste iyadoo qorshaha oromadu yahay sidaa aynu soo sheegnay ayaa su’aasha kale ee la iswaydiinayaa tahay Oromada yaa wadanka ku haya? Jawaabta su’aashani waxaan kaga jawaabi doonaa qormooyinka maqaalkaygani ku sahabsan yahay. Akhristoow baadhis dheer ka dib waxaan helay sir ah, in dad dalkan madaxwaynenimo ka rabaa ay ka mid yihiin uguna muhiimsan yihiin dadka oromada dalka ku haya. Haddii aan daaha ka qaado oo aan idiin soo bandhigo waa Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga wadani Mr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Ciro”, waxa uu doonayaa in uu noqdo madaxwaynaha Somaliland wakhtiga dhow. Akhristoow cabdiraxmaan ciro boodhigaadhkiisa gaarka ah, ahna xoghayntiisa gaarka ahi waa oromo, magaciisa waxaa la yidhaahdaa Mr Maxamed, waxaanu ka yimid dalka Ethopia gaar ahaan gobolka ay oromadu dagto. Akhristow la soco maalmaha soo socda Taariikhda ninka oromada ah ee ilaalada gaarka ah ee gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga wadani mr cabdirxmaan maxamed cabdilaahi “ciro” iyo waliba siday dadka reer Somaliland u dooran karaan ninka oromo ka dhigtay ilaaladiisa gaarka ah. LA SOCO Mahamoud Jama Xuseen Mahmoud333@hotmail.com Hargeisa Somaliland.
Leave a comment |
|
Sir fashilantay. “Shaqsi Madaxwaynenimo ka Doonaya Shacabka Somaliland oo Ilaaladiisa gaarka ahi tahay OROMO.
Siday Shacabka Somaliland U dooran Karaan Shaqsigan?. Qormadii 1aad Akhirstayaal waxaan halkan iidinku soo gudbin doonaa qormooyin tiro badan oo aan idiinka warami doono shaqsi ka tirsan dadka u tartamaya madaxwaynenimada Somaliland ee la filayo in a