Fadeexada Tv-ga HCTV Oo Shalay Warbaxin Kaga Hadlay Waxey Duulimaadka Diyaarada Ethiopian Airlines U Joojisay Isago Webka Officalka Ah Ee Ethiopian Airines Iyo Ethiopian Review Kala Saari Kari Waayay

0
Friday September 13, 2013 - 18:54:36 in Featured by Super Admin
  • Visits: 2509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexada Tv-ga HCTV Oo Shalay Warbaxin Kaga Hadlay Waxey Duulimaadka Diyaarada Ethiopian Airlines U Joojisay Isago Webka Officalka Ah Ee Ethiopian Airines Iyo Ethiopian Review Kala Saari Kari Waayay

    Tvga HCTV aya shalay warbaxin ka soo Saaray Duulimaadki ay shalay ay diyaarada Ethiopian Airlines ku Joojisay dulimaadki somaliland, iyago ka soo qaatay Xigasho shabakada la yidhaaho ethiopian Review ( http://www.ethiopianreview.com/, Shabakadan oo a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tvga HCTV aya shalay warbaxin ka soo Saaray Duulimaadki ay shalay ay diyaarada Ethiopian Airlines ku Joojisay dulimaadki somaliland, iyago ka soo qaatay Xigasho shabakada la yidhaaho ethiopian Review ( http://www.ethiopianreview.com/, Shabakadan oo ay leeyahin Tvga HCTV aya shalay warbaxin ka soo Saaray Duulimaadki ay shalay ay diyaarada Ethiopian Airlines ku Joojisay dulimaadki somaliland, iyago ka soo qaatay Xigasho shabakada la yidhaaho ethiopian Review ( http://www.ethiopianreview.com/, Shabakadan oo ay leeyahin Dad ethiopian ahi uu Mucaarad ah ku ah Xukummada Dalka ethiopia, aya ku leh webka Meel Foorum ah oo lagaga Doodo siyaasada Dalka ethiopia iyo weliba Arrimaha Siyaasada ee Dalalka la Jaarka ah e Dalka Ethiopia… Dadka Maamula Shabakada Ethiopian Review aya ah Dad Ka soo Horjeeda Gooni ison Taaga Somaliland, Iyago Xidhiidh Wanaagsan Ethiopian Review aya ah Dad Ka soo Horjeeda Gooni ison Taaga Somaliland, Iyago Xidhiidh Wanaagsan La leh Somalida Ka soo Jeeda Koonfurta somalia oo Looga Ogolyahay inay wax Ku qoraan


shakabadaasi Maqaalada Ka soo Horjeeda Gooni isu …taaga Somaliland aad Loogu soo daabaco shabakadaas Ethiopian Review..
Si kastaba ha ahaate shabakada Rasmiga ah ee ay leedahay Diyaarada Ethiopian Airlines aya ah Taas oo warbinxada rasmiga ah ee ka soo baxa shirkada duulimmaadka ee ethiopian airlines aad ka heli kartid, waxi aad uga baahatid, waxaana ila hadda ku cad weli may shaacin waxey uu joojiyeen iyago duulimaadki somaliland uu baxi jiray.
Warbxintan aya Ku Noqonaysa Tvga HCTV iyo shaqalaheeda Fadeexad weyn iyago kala garan waayay The Official website of Ethiopian airlines iyo Shabakad shakhsi leeyahay oo la kala Yidhaaho ethiopian Review, iyado ay ku tusayso inay shaqaalaha ama Dadka wararka uu Diyaariya inaaney Lahayn Khibrad Xagga Saxaafada.
Abdi Adan Abdiyare@email.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured