Bahda Shabakadda wararka Ee Xogreebnews.com iyo wargeyska yool waxaay Hambalyo kal Iyo Laab Ah Uu Diraayan Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) Iyo xaaskiisa: Nuura Muuse Cilmi
gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax,
gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax,
gudoomiyaha wargeyska ;maxamed abdi (curad), Agaasimaha guud ee wargeyska YOOL khadar Abdi Hassan ,Tifatiraha wargeyska KHadar Hayaan iyo tafaftiiraha guud ee shabakada caalamiga ha xogreebnews.com Cabdi Casiis Bashiir Nuur.dhamaanba shaqaalaha kale ee ka hawl gala wargeyska yool iyo shabakada xogreebnews.com waxaa ay hanbalyo aroos oo qaali ah u diirayaan Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) Iyo xaaskiisa: Nuura Muuse Cilmi oo ku aqal galay magaalada hargeysa waxaanay guurkiinu guri khayr ,guri giinu guuri nagii, ubada iyo caruur khayr Amiin....Amiin........ Amiin............................ Leave a comment |
|