Maxaa Ka dhexeeya Shirkadda Horn , Wasiir Xirsi ,Wasiir Xaashi iyo Nugaal

0
Sunday September 08, 2013 - 21:07:48 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka dhexeeya Shirkadda Horn , Wasiir Xirsi ,Wasiir Xaashi iyo Nugaal

    Waxa Jirta in ay heshiis ku gaadheen sidii mashaariicda horumarineed ee dalka ka jirta dhaqaalaha lagu bixiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Jirta in ay heshiis ku gaadheen sidii mashaariicda horumarineed ee dalka ka jirta dhaqaalaha lagu bixiyo Waxa Jirta in ay heshiis ku gaadheen sidii mashaariicda horumarineed ee dalka ka jirta dhaqaalaha lagu bixiyo
Alla Mahad leh
Hadaba, aan u daadago dareenkayga iyo faaladda
1. Somaliland Horn Group waxa leh Cabdirisaaq Jamac Ismaciil (Cumaani) Beesha Madaxweynaha
Wasiirka Duulista Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Beesha madaxweynaha
3. Wasiirka Madaxtooyadda Road Development Authority (RDA) Md. Xirsi Cali X. Xasan Beesha Madaxweynaha
4. Aadan Cabdillaahi Xasan (Nugaal), Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Beesha Madaxweynaha

Waxa Jirta in ay heshiis ku gaadheen sidii mashaariicda horumarineed ee dalka ka jirta dhaqaalaha lagu bixiyo ay u afduubi lahaayeen iyagoo ka faaiidaysanaya Magaca qabiilka iyo masaasiibta ay hayaan.
1. Shirkadda HORN (Cumaani) waxa la siiyay dhul kii dawladda dhexe ee Airportka dhexdiisa oo uu ka dhistaay warshadda daamurka iyo jayga isku dhafta taas oo y ka wada shaqeeyeen Md. Maxamuud Xaashi iyo Md. Xirsi. Waxaanay ka dambaysay markii qandaraaska Airporta la siiyey lacag ku dhow 5 malyuun oo lacagta maraykanka ah
2. Md. Xirsi waxuu hoosta soo gashaday Hayadii wadooyinka taas oo ah hayad lacag badani ku baxdo xaga mashaariicda horumarineed. Tani waxay u saamaxaysaa in keliya Cumaani la siiyo waxii haw lama mashruuc horumarineed ee looga baahdo wadanka
3. Waxa hada socda mashaariic horumarineed oo uu cumaani dhisayo, oo aan soo marin qandaraas xor ah
4. U fiirso bogga internetka shirkadda Horn (Cumaani) http://chinahorngroup.com/#Our Project Categories
Airport Runway
Egal International Airport
We have now completed egal international airport run way.
Hargeisa Main Road
In few days, we have successfully and professionally completed hargeisa main road.
]Berbara - Hargeisa Road
It is our current plan to rebuild berbera - hargeisa road. Burao - Erigavo Road
Burao - Erigavo Road is in our immediate plan.
Burao - Odweyne Road will increase our economy.
Berbera Airport Runway
Berbera Airport Runway is the largest runway in east africa.
Hadaba Afartaa Nin oo dhamaantood ka soo jeeda beesha Madaxweyaha Maxaa loo arki laayahay
Ma qaadan karaan
1. dhulka Airporta dhexdiisa

2. dhamaan qandaraasyadda mashaariicda horumarineed

Xasan Aamin 44152, Hargeysa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured