Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

0
Friday September 06, 2013 - 19:00:57 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

    Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID. Waxaan leeyahay aan ushaqano wanaaga Somaliland iyo horumarka

Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Date: 05/09/2013
Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan xubnaha xisbiga UCID Laantiisa UK, waxaan halkan Hambalyo uga diraynaa Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID. Waxaan halkan Uga Mahadnaqayaa Xildhibaanada Ka Soo Shaqeeyey Iyo Intii Gacan Ka Gaysatey In Xildhibaanadani Ku soo Biiraan Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID.

XISBIGA UCID Waa Xisbi U Taagaan Horumarka ,Caddaalada Iyo Himilooyinka Reer Somaliland Oo Ay Ku Midaysan yihiin Aqoonyahano iyo Wadaniyiin Somaliland Ah Oo Ku Kala Nool Somaliland Gudaheeda Iyo Aduunka Daafihiisa.
Waxaan leeyahay aan ushaqano wanaaga Somaliland iyo horumarka, kaa soo gundhiga uga dhigayno Cadaaladda iyo Daryeelka kaa soo xisbigan u taagan yahay.waxaan leeyahay soo dhawaada Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.
Allah Mahad Leh
Afhayeenka Xisbiga UCID UK
Abdiladif Omar Ali
Abdiladifomar@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured