WARIYE XAMSE CALI BULBUL WAXA UU XILKIISII KU WAAYEY QABIILKA UU YAHEY IYO FIKIRKIISA

0
Monday September 02, 2013 - 20:49:33 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARIYE XAMSE CALI BULBUL WAXA UU XILKIISII KU WAAYEY QABIILKA UU YAHEY IYO FIKIRKIISA

    Ugu horeyn waxaan salaamayaa guud ahaan bahda saxaafada, Ascw. Ka dib waxaa xilkiisii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu horeyn waxaan salaamayaa guud ahaan bahda saxaafada, Ascw. Ka dib waxaa xilkiisii Ugu horeyn waxaan salaamayaa guud ahaan bahda saxaafada, Ascw.
Ka dib waxaa xilkiisii laga qaaday wariye muwaadin xamse cali bulbul oo ahaa wariye aad u firfircoon, sida la sheegeyna waxaa xilkii ka qaaday wasiirka warfaafinta somaliland cabdullahi maxamed cakuse, balse arintu sidaasi maahan cakuse waxa uu fulinayaa wareegtada madaxtooyada,amarkuna waxa uu ka soo baxaa xafiiska madaxweyne siilaanyo iyo wasiir xirsi.
Ujeedada wariyaha loo eryay ayaa ah heybtiisa iyo fikirkiisa uu aaminsanyey oo ah in uu yahey nin beesha sacad muuse gaar ahaan makaahiilka oo ah qolooyinka uu siilaanyo ula dagaalamayo waxaad taageersan tahiin gudoomiyaha xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi, waana taasi sababta loo eryay wariye xamse cali bulbul.

Hadaba waxaa socota dagaal qabyaaladeysan ooy fulinyaa madaxweyne siilaanyo iyo qabiilkiisa hoose iyo inta uu cagaha ku qaato, waxanan kula talinyaa guud ahaan shacabka somaliland in ay diidaan, ku tumashada cadaalada, qabyaalada ,cad, dagaalka hantidii ummada ka dhaxeysey lagu aar goosanaayo, maahan wax la dul qaadan karo ,mana ahan in runtii foolxumadan la sii eegto ee waa in jawaabo cad laga bixiyaa.
Maamulka siilaanyo wanaag ma rabo waxa uu rabaa in uu hantida ummada boobo, waxa uu doono sameeyo, dalka iyo dadkana rajo kama lahan oo waad aragtaan maalin kasta waxa foosha xun ee uu sameynaayo, qofkii aan beesha iyo siilaanyo ogoleyn waad aragtaan sida xilka looga qaadaayo, markaasi waa in dadku u diyaar garoobaan sidii Odaygan iyo waxa uu cagaha ku qaato meesha loo dhaafinlahaa.
WQ:Tahir hussein (xumandiid)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured