Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley Eng Bashiir Husein Mahamoud oo kasoo qayb Galay munaasib Lagu gudoonsiinaya ciyaartoyada kooxda hilaac oo kuguulaystay koobkii tartanka ahaa ee loo qabtay 10 koxood

0
Thursday August 29, 2013 - 21:08:20 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley Eng Bashiir Husein Mahamoud oo kasoo qayb Galay munaasib Lagu gudoonsiinaya ciyaartoyada kooxda hilaac oo kuguulaystay koobkii tartanka ahaa ee loo qabtay 10 koxood

    Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley Eng Bashiir Husein Mahamoud oo kasoo qayb Galay munaasib Lagu gudoonsiinaya ciyaartoyada kooxda hilaac oo kuguulaystay koobkii tartanka ahaa ee loo qabtay 10 koxood oo kamid ah Gobolka gabiley iyo de

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley Eng Bashiir Husein Mahamoud oo kasoo qayb Galay munaasib Lagu gudoonsiinaya ciyaartoyada kooxda hilaac oo kuguulaystay koobkii tartanka ahaa ee loo qabtay 10 koxood oo kamid ah Gobolka gabiley iyo degmada Togwajaale Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley Eng Bashiir Husein Mahamoud oo kasoo qayb Galay munaasib Lagu gudoonsiinaya ciyaartoyada kooxda hilaac oo kuguulaystay koobkii tartanka ahaa ee loo qabtay 10 koxood oo kamid ah Gobolka gabiley iyo degmada Togwajaale
isaga oo gudoomiyuhu halkaasi ka hadlay waxaa uu umahad celiyay kooxda
kuguulaysatay koobka isaga oo kula dardaarmay inay gacmaha is qabsadaan iskuna duubnadaan una balan qaaday inuu horu marin doono isboortiga Gobolka Gabiley iyo Dagmooyinka Hoos yimaada halkaasi oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ganacsato wax garad shirkada Telesom iyo waliba gudoomiyaha dhalin yarada ee dagmada togajaale

Waxaa isaguna hadal kasoo jeediyay gudoomiyaha dhalinyarada togwajaale caydaruus sh.xuseen cali halkaasi oo kula dardaarmay ciyaar toyada una sheegay inay isku duubnadaan halkaasina ay kasii wadaan dadaalkooda una mahad celiyay kaso qaybgalayasha munaasibada iskugu yimid waxaa kaloo halkaasi hadal kooban kajeediyay mudane maxamed cabdilaahi oo katirsan ganacsatada togwajaale waxaa uu halkaas uga mahad celiyay dhamaan dhalin yarada waxaa isaguna halkaas kahadlay mr Ahmed Aadan ookamid ah shaqaalaha Telesom

oo ushegay dhalinyarada inay soo dhawaynayaan una balan qaaday inay uqaban donaan midlamid ah koobkan ookale waxaa ugu dambayntii halkaas ka hadlay xasan maxamed cumar oo ah odayaasha dagmada togwajaale una sheegay dhalinyaradu inay yihin ubaxa dalka iyo waliba mustaqbalka
Tog Wajaale Office
xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured