Barcelona v AC Milan Iyo Real Madrid v Juventus: Isku Aadka Champions League Oo La Soo Saaray.

0
Thursday August 29, 2013 - 20:37:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona v AC Milan Iyo Real Madrid v Juventus: Isku Aadka Champions League Oo La Soo Saaray.

    Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa lagu qabtay caawa Monaco iyadoo ay ka soo baxeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa lagu qabtay caawa Monaco iyadoo ay ka soo baxeen Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa lagu qabtay caawa Monaco iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh oo la sugi la’ yahay.

Kooxaha Barcelona iyo Milan ayaa mar kale isku group noqday iyadoo isku baheystay group B waxaana kula wehliya kooxaha kale ee magaca ku leh Yurub Ajax iyo Celtic.

Juventus iyo Real Madrid ayaa iyagana isqaabili doona iyagoo kuwada jira group-ka B oo ay kula wehliyaan kooxaha Galatasaray iyo Fc Copenhagen.


Arsenal iyo Manchester ayaa kala wajihi doona kooxihi finalka ka gaaray Champions League xilli ciyaareedkii hore.

Arsenal waxa ay ku jirtaa group F oo ay kula wehliyaan kooxaha Borussia Dortmund, Marseille iyo Napoli.

Manchester City ayaa iyagana waxa ay mar kale wareega group-yada isku wajahayaan Bayern Munich oo ay kuwada jiraan group D waxaana kula wehliya Viktoria Plzen iyo CSKA Moscow.

Isku aadka ayaase naxariis u lahaa kooxaha Ingariiska ee Manchester United iyo Chelsea.

Manchester United waxa ay group A kula jirtaa kooxaha Shakhtar Donestk, Bayer Leverkusen iyo Real Sociedad.

Halka Chelsea ay Group E kula jirta kooxaha Schalke, Basel iyo Steaue Buchrest.

Isku aadka oo dhameystiran waa sida tan:

Group A: Man United; Shakhtar Donestk; Bayer Leverkusen; Real Sociedad

Group B: Real Madrid; Juventus; Galatasaray; FC Copenhagen

Group C: Benfica; PSG; Olympiakos; Anderlecht

Group D: Bayern Munich; CSKA Moskva; Manchester City; Victoria Plzen

Group E: Chelsea; Schalke; FC Basel; Steaue Buchrest

Group F: Arsenal, Marsielle; Borussia Dortmund; Napoli

Group G: Porto; Atletico Madrid; Fc Zenit; Austria Wein

Group H: Barcelona, AC Milan; Ajax; Celtic
Share this:

Facebook18
Twitter1
Google +1
Pinterest
Tumblr

Wararka La Xiriira:

Isku-Aadka Champions League oo caawa la sameynayo iyo Man City, Dortmund iyo Napoli oo guruubyo adag sugaya
Milan Iyo PSV Oo Isku Garab Dhacay & Sociedad Oo Hal Lug La Gashay Wareega Group-yada Champions League.
Mario Balotelli Oo Sharad Dhigtay Saaxiibtiis Hadii Real Madrid Ay Ka Badiso Dortmund Oo Ay Gaarto Finalka UCL.
Line-upka Rasmiga Ee Kulamada Barca V PSG & Juve v Bayern: Messi Oo Kursiga Keydka Ku Bilaabanaya.
Falanqeynta Kulamada Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Barca v PSG & Juve v Bayern Munich.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured