Shir ay iskugu yimaadeen xubnaha gudidda ee xisbiga ucid dalka finland ayaa waxay kagawada hadleen sidii loo soo dhaweyn lahaa musharaxa madaxweynaha ee xisbiga ucid.

0
Thursday August 29, 2013 - 12:04:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir ay iskugu yimaadeen xubnaha gudidda ee xisbiga ucid dalka finland ayaa waxay kagawada hadleen sidii loo soo dhaweyn lahaa musharaxa madaxweynaha ee xisbiga ucid.

    Shir ay iskugu yimaadeen xubnaha gudidda ee xisbiga ucid dalka finland ayaa waxay kagawada hadleen sidii loo soo dhaweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir ay iskugu yimaadeen xubnaha gudidda ee xisbiga ucid dalka finland ayaa waxay kagawada hadleen sidii loo soo dhaweyn Shir ay iskugu yimaadeen xubnaha gudidda ee xisbiga ucid dalka finland ayaa waxay kagawada hadleen sidii loo soo dhaweyn lahaa musharaxa madaxweynaha ee xisbiga ucid , shirkan oo ka dhacay magalada helsinki 27.08.13.
waxaa gudoominayay gudoomiyaha Xisbiga ucid garabkiisa finland
Mr.Axmed shiine , waxaana shirkan lagu doortay gudida soo dhaweynta
musharaxa madaxweynaha xisbiga ucid Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen.

gudidii lamagcaabay waxay yihiin magacyadoodii



1) ismaaciil Daahir Digaale

2) Hassan Omar hure

3) Farxiya Cabdi Dhagawayne

4) Ubah gacan jilib

5. Hodan Aadan Abdi

6-jamal mohamed mahamud

Waxaana la filayo inuu 04.10.2013 uu soo gaadhi doono hadii alle yidhaa magalada helsinki ee caasimada wadanka finland ..

Hassan cumar Hurre
Gudoomiya ku xigeenka Xisbiga ucid garabkiisa finland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured