Sidee buu Cali Gurey iyo Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabi Karaa nin aan Ku Kalsoonayn Midabkii iIahay u Dhaliyey Oo Sidii Dumarka is Cadeeyey!!!!!!!!!!

0
Wednesday August 28, 2013 - 20:47:22 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee buu Cali Gurey iyo Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabi Karaa nin aan Ku Kalsoonayn Midabkii iIahay u Dhaliyey Oo Sidii Dumarka is Cadeeyey!!!!!!!!!!

    Qalinkii: Muna Maxamed Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinkii: Muna Maxamed Jaamac
Sidee buu Cali Gurey iyo Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabi Karaa nin aan Ku Kalsoonayn Midabkii iIahay u Dhaliyey Oo Sidii Dumarka is Cadeeyey!!!!!!!!!!

Inkasta oo ay waagsan tahay oo diinta iyo dadnimaduba amaaneen in qofka aadamah ahi is qurxiyo oo rasuulka ale ayaa yidhi ilahay wuu wanaagsan yahay ee idinkuna is wanaajiya,ayaa hadana waxa had loo yeelay siyaabaha la isku qurxiyo oo waxa ragga loo xadiday oo loo baneeyey agab ay isku quriyaan dumarkana iyagana waxa loo baneeyay agab kale oo ay isku qurxiyaan, oo soomaliduna waxay tidhaahda ilaahayow ha nadoorin.


Hadaba hadii aan hoos ugu taan tago nuxurka maqaalkaygan waxaan xalay warbaahinta ka hadlayay afhayeenka madaxtooyada isagoo si ba’an u caayayay masuuliyiin waaweyn oo umada dhexdeeda sharaf iyo karaamo ku dhex leh, weliba wuxuu sheegay inay walan yihiin raggasi uu caayayay iyadoo umadii daawanaysay tv.yada ay aad ula yaabeen wuxuu ninkaasi ku hadlayo, iyadoo taariikh ahaan iyo dadnimo ahaanba la garanayo afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo sida magaciisaba ku cad ah nin aad u madow, inkasta oo uu ilahay midabkaasi madow u dhaliyey oo aan kaasi laga hadli kari ayaa hadana waxaa la ogaday in uu afhayeenka madaxtooyada somaliland Axmed Saleeban dhuxul uu isku cadeeyey dawada loogu tala galay inay dumarku isku cadeeyaan,iyadoo arintan laba siyaabood lagu ogaaday.

1: dumar badan ayaa waxay xaqiijiyeen inay arkeen isagoo goob ka mid ah goobaha la isku cadeeyo isku cadeynaya oo sidii dumarka daawo lagu duugayo.

2: labaad e qof kasta oo arkaa Axmed Saleebaan Dhuxul horena u yaqanay wuxuu garanayaa sida uu isku cadeeyey waayo soomalidu waxay ku maah maahdaa hadii uu qof seexdo oo uu soo tooso waa kii uun markaa dad badan oo aan arintan wax ka weydiiyana way xaqiijiyeen in uu afhayeenka madaxtooyadu u xuubsiibtay qof isku cadeeya dawada dumarka.



Hadaba akhristayaal waa is weydiin mudan ninka aan ku kalsoonayn sidii uu ilahay u dhaliyey ma u jawaabi karaa mujaahidiinta iyo aqoonyanada qarankani leeyahay ,oo mujaahid Cali Gurey iyo Faysal Cali Waraabe ma u jawaabi karaa ninkaasi oo kale sow arintu maaha maah maahdii reer xamarka ee ahayd cimrigaagoo dheeraadaa geel dhalaybuu ku tusiyaa.



Qalinkii: Muna Maxamed Jaamac

Email:Muna261@gmail.comHargeysa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured