Noqo xidhibaan sida xidhibaanadda cali marexaan iyo waabeyo????

0
Sunday August 25, 2013 - 19:16:12 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Noqo xidhibaan sida xidhibaanadda cali marexaan iyo waabeyo????

    Xildhibaanadaasi waxa ay ku tallaabsadeen siyaasad mudan in wax laga xuso waa niman aad u dhalinyaro ah sooyalka xukuumadda kaga jira meel qaaliya ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadaasi waxa ay ku tallaabsadeen siyaasad mudan in wax laga xuso waa niman aad u dhalinyaro ah sooyalka xukuumadda kaga jira meel qaaliya ... Xildhibaanadaasi waxa ay ku tallaabsadeen siyaasad mudan in wax laga xuso waa niman aad u dhalinyaro ah sooyalka xukuumadda kaga jira meel qaaliya ...
Noqo xidhibaan sida xidhibaandda cali marexaan iyo waabeyo????
Aniga oo salamaya dhamaan shacbka reer Somaliland , waxan doonayaa in aan halkan kaga hadlo aragtidaydda ku saabasan xidhibaandda golaha wakiildda dalka ,
Golaha wakiilddu waa gole ku qaaliya jirtaanka dalka iyo sugidda shuruddaha dowladnimo, Sida darted waxa lagama maarmaana in lahelo gole leh asatan qaran nimo.

Hadaba markiin aan darsay waxan kadhex helay xidhibaano runtii mutaystay inaaan halkana kaga hadlo waa laba xidhibaan oo laga soo doorto goboldda bari ee dalakeena , waa xidhibaan maxamed xaaji yuusuf (waabeyo) iyo xidhibaan cali marexaan .
Xildhibaanadaasi waxa ay ku tallaabsadeen siyaasad mudan in wax laga xuso waa niman aad u dhalinyaro ah sooyalka xukuumadda kaga jira meel qaaliya waxa ay kazoo baxeen xibiga hadda talda haya ee kulmiye, waxa aysi wayn ulashaqeeyeen madaxwaynaha hada talda haya mudane xamed siilanyo,
Waxa ay kusoo caanbexeen mucaridadii ay ku hayeen xukuumadii hore waxana ay heelen aqlabiyadda dadkii soodoortay si ay umeel mariyaan rabitaanka shabcabka ay matalyaan waxa ay kalsooni buuxda kaheleen tageerayaal aad ubadan oo ay ugu horayso dhaliyarrada Somaliland .
Xidhibandan waxa weeye murayad usoo hoyatay dalka soamliland , dhawan waxa ay kulma layeesheen daka ku dhaqan cariga igiriiska iygoo kadalbaday inlatageero dowldaha hoose ee dalaka waxan taaasi ku tusaysaa dhiranaata ay uqabaan dalka iyo goboldda soamaliland ,
Waxa jira dadbadan oo siyaasiyiin ah oo aan hadana helin in aay gudbiyaan siadda waxa ay ugudbinayaan xidhibandaasi,
Aniga oo aan ahayn nin aqaana laf haatooda hadana waxan ku kalsoo nahay sida ay ugu shaqaynayaan dalka iyo dadka .
Ugu danbayntii waa in aanu ku maamaausnaa xidhibaanda xafladd qaran oo aynu ku dah furano munaasibad aynu kula talinayno xidhibaandda dalka in ay noqdaan kuwo xusan oo tilmaam dheer uleh dadka dalkaba .
Shabac cabdi maxmed
Hargeysa Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured