MADAXWEYNE BADHASAABKA GOBOLKA GABILEY MA KICINTA BULSHADA REER GABILEY AYAAD U KEENTAY

0
Sunday August 25, 2013 - 19:13:04 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE BADHASAABKA GOBOLKA GABILEY MA KICINTA BULSHADA REER GABILEY AYAAD U KEENTAY

    BILIHII UGU DAMBEEYEY WAXA BULSHADA REER GABILEY AY MASKAXDOODU MAR QUDHA DIB U XASUUSTEEN FICILADII IYO HABDHAQANKII QADHAADHAA EE SOO MAREY BILOWGII

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BILIHII UGU DAMBEEYEY WAXA BULSHADA REER GABILEY AY MASKAXDOODU MAR QUDHA DIB U XASUUSTEEN FICILADII IYO HABDHAQANKII QADHAADHAA EE SOO MAREY BILOWGII BILIHII UGU DAMBEEYEY WAXA BULSHADA REER GABILEY AY MASKAXDOODU MAR QUDHA DIB U XASUUSTEEN FICILADII IYO HABDHAQANKII QADHAADHAA EE SOO MAREY BILOWGII SIDDEETAMAADKII, ee uu kulakacay kalidii taliyihii m,siyaad barre taasi oo ay fukinayeen hay'addo gaar loogu tababarey jidhdilka iyo ciqaabta,ku waasi oo uu ka mid ahaa badhasaabka gobolka gabiley oo isagu ahaa shaqsiyaadkii isir ahaan ka soo jeedey dadka la xasuuqayo,balse raga intooda badani ay diideen in ay dadkooda soo basaasaan,shaqsiyaad farakutirisa oo uu ka mid ahaa MR YMAARUG oo la sheegey in uu ka mid ahaa raga darajada sare ku helay RAADBAA KU MAREYDII,masuulkan ayaa marqudha dib u xasuusiyey bulshada gobolkan waxbadan oo maskaxdoodu ay ilawdey,MADAXWEYNE ma xuma in bulshada da,yarta ah taariikhdii iyo xasuuqii iyo cabudhintii wax looga sheego,balse waxay ahayd in aflaam iyo wax lamid ah wax lagu tuse,balse may aheyn in ragii laftoodii la yidhaa tusaale ku bixiya,oo sidii oo kale u la dhaqma bulshan,badhasaabka gabiley wuxu bilaabey in uu soo saaro wareegto uu leeyahay aniga hala isoo mariyo wixii war ay saxaafadu qoreyso,miyaaney ahayn cabudhin iyo ku tumasho cad oo saxaafada xorta ah lagula kacayo,waxa iyana wax lalayaabo noqdey qaabka uu ula dhaqmey muwaadiniin reer togwajaale ah oo ula timid in loo abuuro shaqo maadaama ay xukuumaddani ay ballanqaadey in ay dhallinyarada bilaa camalka ah ay u sameyn doonto barnaamijyo shaqo loogo abuurey,hadaba waxa dhacdey in ay dhallinyaradani ay sameysteen iskaashato islamarkaasna ay waafajiyeen nidaamka dalka u yaalo soona mariyeen ha'adihii ay khuseysey,ugu dabeyntiina ay u keeneen badhasaabka gobolka si uu u ansixiyo,waanu ansixiyey isagoo ku lifaaqey qoraal uu ku amrayo masuuliyinta heer degmo ee ay khusayso,waxa cajiib noqotay markii ay inamadii bilaabeen hawshoodii in uu bixiyey amar odhanaya hala soo qaqabto dhallinyaradaasi,waxana qacanta lagu dhigey guddoomiyihii iskaashatada RASHIID CISMAN waxana wax lala yaabo noqotey in uu badhasaabku gacantiisa ku soo katiinadeeyey muwaadinkaasi islamarkaasna uu gaadhigiisa ku soo qaatey muddo toddobaadana uu ku xidhanyahay saldhiga gabiley,arintani ayaa xildhibaanada golaha deegaanka iyo waxgaradka gobolku ay kala hadleen badhasaabka balse aanu dhagjalaq u siinin haldoorkii gobolka,hadaba waxan u sheegeynaa madaxweynaha iyo wasiirka arimaha gudaha haddii wax laga qaban waayo habdhaqanka mauulkan in ay bulshadani aqoon u leedahay sida loola macaamilo cidda sharciga baalmarta WABILLAAHI TOWFIIQ GARAAD MUSTAFA SH ABIIBAKER HUSSIEN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured