Waftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulano Gooni Gooni Ah La Yeeshay Waxgaradka Labadii Beelood Ee Dirirtu Dhexmartay.

0
Saturday August 24, 2013 - 19:09:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1066
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulano Gooni Gooni Ah La Yeeshay Waxgaradka Labadii Beelood Ee Dirirtu Dhexmartay.

    Oog(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer qaran ee uu hoggaaminayey ayaa maanta oo Sabti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oog(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer qaran ee uu hoggaaminayey ayaa maanta oo Sabti Oog(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer qaran ee uu hoggaaminayey ayaa maanta oo Sabti ah kulan balaadhan la yeeshay dhinacyadii ay shaqaaqadu ku dhex-martay deegaanka God-Heeri ee hoos yimaadda degmadda gar-adag ee Gobolka Sanaag.

Wasiirka oo u waramayay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in xasilooni iyo deganaansho ka jiraan deegaankii xurguftu ka dhacday weftiguna ku gudo jiraan heshiisiinta labada dhinac oo illaa hadda ogolaaday inay tan iyo intii shaqaaqadu dhacday ay markii ugu horaysay kulan isugu keeneen waxgaradkii iyo odayaashii labada ardaa, bulshada deegaankuna ay si rasmi ah isu dhex joogaan oo si guud looga wada shaqaynayo nabad ku soo dabaalidda deegaankaasi.


Md. Waran-cadde waxa uu u mahad-naqay dhammaan dadkii u soo gurmaday wax ka qabashada iyo xallinta mashaqadaasi, isagoo ku tilmaamay in rabitaanka nabadgelyadu qayb ka tahay isu tanaasulkii ay Somaliland ku soo caano maashay mudada dheer.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured