Diyaaradaha Jet-ka ah ee Berbera fadhiista oo sheegay in ayna ka degi karin madaarka Hargysa ee cusub!!!

0
Saturday August 24, 2013 - 19:03:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha Jet-ka ah ee Berbera fadhiista oo sheegay in ayna ka degi karin madaarka Hargysa ee cusub!!!

    Berbera,(xogreebnews.com-Tan iyo intii la furay madaarka Hargysa todobaadkii hore, oo dawlada Kuwait ay ku bixisay in uu noqdomadaar caalami ah malaayiin doolar ayaa gabi ahaanba noqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera,(xogreebnews.com-Tan iyo intii la furay madaarka Hargysa todobaadkii hore, oo dawlada Kuwait ay ku bixisay in uu noqdomadaar caalami ah malaayiin doolar ayaa gabi ahaanba noqday Berbera,(xogreebnews.com-Tan iyo intii la furay madaarka Hargysa todobaadkii hore, oo dawlada Kuwait ay ku bixisay in uu noqdomadaar caalami ah malaayiin doolar ayaa gabi ahaanba noqday hal bacaad lagu lisay.

Hadaba xubno ku dhow dhow shirkadaha diyaaradaha ee hada yimaada magaalada Berbera ayaa shabakada qarannews.com- u sheegay ama xaqiijiyay in aan diyaaradahooda waaweyni ayna iman karin madaarka la furay ee magaalada Hargysa sababta oo ah arinta la xidhiidha dhabada diyaaradahu ay ka haadaan ama soo degaan oo aan waxba laga qaban dhererkeeda oo aan waxba lagu darin ama intii ay diyaaradaha jet-ka ahi ku soo degi lahaayeen aan garoonka Hargysa lagu darin oo la shaxaaday.


Xukmadda ayaa shirkadaha diyaaradaha ee dalka yimnaada ka codsatay in diyaaradahooda yar yar ee duulimaadyada ka kala samayn jiray awalkii horeba Djibuti- Hargysa iyo Addis Ababa ay bilaabaan duulimaadyadaasi, hase ahaatee ilaa hada shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airline oo qudhaata ayaa dalbkaasi aqbashay.

Shirkada diyaaradaha ee Ethopia Airline ayaa diyaaradan hada la sheegaayo in ay dhawaan iman doonto magaalada Hargysa hore u iman jirtay iyada oo duulimaadyadii joojisay arimo amaan awgood isla markaasina u wareegtay magaalada Berbera oo loo wareejiyay taasi oo dib u bilaabi doonta una soo wareegi doonta madaarka cusub ee Hargysa
Qoyska Siilaanyo ayaa boga somaliland.gov, oo ay gacanta ku hayeen ilaa iyo intii ay mucaaridka ahaayeen oo iyagu qoys ahaan u diwaan gashaday ku soo qoray in diyaarada Itoobiya ay bilaabi doonto duulimaadyadii ay ku samyn jirtay from Addis ABABA to Hargysa taasi oo shicibka lagu majaro habaabinaayo oo looga dhigaayo in diyaarada weyne ee jet-ka ah ee Ethopia Airline ay soo fadhiisan doonto madaarka cusub ee Hargysa, arintaasi oo gabi ahaanba been ah, hase ahaatee ay Itoobiya airline ay Hargysa keeni doonto diyaaradaha yar yar ee markii horebaay Berbera iyo Hargysaba keeni jirtay
qarannews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured