Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Digay In EU Ay Weel Wax Ugu Wada Rido Somaliland Iyo Somaliya

0
Saturday August 24, 2013 - 18:59:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Digay In EU Ay Weel Wax Ugu Wada Rido Somaliland Iyo Somaliya

    Hargeysa (xogreebnews.com- - Afhayeenka xisbiga Wadani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa ka digay in meel wax ay ugu soo wda ridaan midawga Yurub Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in loo baahan yahay in midawga Yurub mid walba dhankiisa wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com- - Afhayeenka xisbiga Wadani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa ka digay in meel wax ay ugu soo wda ridaan midawga Yurub Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in loo baahan yahay in midawga Yurub mid walba dhankiisa waxay Waftiga ka socday midawga Yurub ee soo gaadhay Somaliland waxay la kulmeen wasiirada arimaha dibada iyo qorshaynta qaranka waanay ka hadleen oo ay mawqifkooda ka cadeeyeen

Hargeysa (xogreebnews.com- - Afhayeenka xisbiga Wadani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa ka digay in meel wax ay ugu soo wda ridaan midawga Yurub Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in loo baahan yahay in midawga Yurub mid walba dhankiisa waxay siinayaan ay u siiyaan.

Afhayeenka Wadani Ibrahim Mahdi Buubaa

Sida oo kale xildhibaan Ibraahin Mahadi Buubaa waxa uu xukuumada ku dhaliilay shilalka tirada badan ee ka dhaca wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera oo uu ku tilmaamay wadada wadka.
Waxa uu sidan ku sheegay afhayeenka xisbiga Wadani mar uu la hadlaayay tilifishanka HCTV,waxaana ugu horayntii
uu hadalkiisa ku bilaabay sidan ?Waftiga ka socday midawga Yurub ee soo gaadhay Somaliland waxay la kulmeen wasiirada arimaha dibada iyo qorshaynta qaranka waanay ka hadleen oo ay mawqifkooda ka cadeeyeen arintaas halka ay ka taagan yahiin,guud ahaan midawga Yurub deeqaha ay ugu talo galeen Somaliland iyo Somaliya waxaanu anagu aaminsanahay in qolo walba deeqdeeda si ay u madax banaantahay loo siiyo,waxaanuse ka digaynaa inay deeqahaasi noqdaan kuwo soo mara dawlada Muqdisho oo uu noqdo wax weel kaliyaata ugu soo wada dhaca.?
Afhayeenka oo ka hadlaaya shilalka wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera waxa uu yidhi?Waxaynu ka war haynaa dhibta wadadaas iyo dooxyadeeduba ay ku hayaan dadka Somaliland,waxaynu ognahay inay noqotay wadada wadka, oo ay noqotay wadooyinka Somaliland ta ugu shilka badan leh wadadan u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera sidaas daraadeed hay?ada wadooyinka ee Somaliland oo hada wasaarada madaxtooyada la hoos geeyay oo wasiirka madaxtooyadana hoos tagta ayaa ku ceebaysan arintaa iyada ah iyada ayaana laga rabaa sida ugu dhakhsaha badan toban biriish ma gaadhayaane in ay xukuumadu u soo jeedsato oo wax ka qabato.?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured