XIDHIBAAN NAASIR XAAJI CALI OO KULAN BALLAADH LA YEESHAY JAALIYADDA STOCKHOLM:

0
Saturday August 24, 2013 - 07:37:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XIDHIBAAN NAASIR XAAJI CALI OO KULAN BALLAADH LA YEESHAY JAALIYADDA STOCKHOLM:

    waxaamaantamagaalomadaxdadalka Sweden ee Stockholm kadhacaykulanballaadhanoosiheersare ah loo sooagaasimay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaamaantamagaalomadaxdadalka Sweden ee Stockholm kadhacaykulanballaadhanoosiheersare ah loo sooagaasimay,

waxaamaantamagaalomadaxdadalka Sweden ee Stockholm kadhacaykulanballaadhanoosiheersare ah loo sooagaasimay, uuxildhibaanNaasirXaajiCali kulayeeshayjaaliyadda Somaliland eedeggenstockholm


KulankawaxaaaayadoQuraankaKariimkakufurayfadiilatu, CumarXaaji Bile.
WaxaaisagunahalkaasXildhibaanka,ugagamahadnaqaybookhashadauu Stockholm uguyimid, islamarkaaskusoodhaweeyaymicirifoonkagudoomiyahaLaantaWaddaniee Sweden, MudaneAxmedCabdillahiCawaale. Mudane, AxmedCabdillahiCawaale, waxaauusikooban u dulmaraysooyaalkataariikheediyotallaabooyinkalagudiirsadoee ay Somaliland ay kuhoggaaminayadalalkageeskaAfrika, gaarahaannadhinacanabadda, horumarka, dimuquraadiyaddaiyoxasilloonida. Waxaanutilmaamay, in hadda la jooggomarxaladcusuboolehhalgankeeda. Taasioouukutilmaamayinaytahayjoogtayntaguulaha la gaadhay, oo u baahan in lagailaaliyo in aanayxowligoodaiyoxawaarahoodayaraynin, islamarkaasnalagu faro adaygo, siaanay u dhicin in aynu dib ugusooliicno.
Xildhibaan, NaasirXaaji Cali03010405oowarbixindheerookusaabsangeedisocodkadimuquraadiyaddaiyohannaankadhidibbadalooguaasaynabaddakajirta Somaliland ugaxogwaramayjaaliyadda. Wuxuusibadanugasheekeeyey,waxaytahaysomalilandnimadoiyowaddadiidheereedee loo soomaray. WuxuusheegayxildhibaankubeelihiishirkiiBurcokuwadayeeshay, in ay manta Somaliland kusoowadabiireenoomaanta loodhantahaysomalilandnimada, loonabaahanyahay in lawadaillaashado Somaliland.
Wuxuu kale ooxildhibaanNaasirkawarramaymarxaladdahaimminkadalkualoosan,sidaGolihiitoosintaiyola tashiga, saxaafadda, doorashooyinkamadaxweynimadaiyogolahaWakiiladaee la filaayoinaydhacaan 2015, iyowadahalada Somaliland iyo Somalia halka ay maray

aaniyoduruufahakuxeeran.
XildhibaankuwuxuuwarbixinkabixiyeyGolahaWakiilladuiyosida ay ushaqeeyaaniyoxeerarka loo baahanyahay in dhakhso ah loo hirgeliyooouukatilmaamayxeerkatamarta, xeer petrol-kaiyomaalgashiga, oouusoojeediyey in wax kabeddeliyokaabilagusameeyo.
UgudambayntiiwuxuuxildhibaanNaasirkawarramaysidaloogubaahanyahaymidnimoqaran, in la isixtiraamo, inaan la isshakhsidiliniyoaflagaadada in la joojiyo, waxyaabahaasiooummaddareer Somaliland kukeenikarakhilaafiyonacaybaan loo baahnayn.
Wuxuuxildhibaankuaad u ammaanay Professor AxmedIsmaaciilsamatergo’aankageesinimadalahaaeeuuqaatay, sidaookaleetanawaxaauuxildhibaankuuguduceeyeyProfessor Cali KhaliifGalaydhinuuisnaqaatotallaabadaassaaxiibkiisqaatayoo kal
Dadweynahakasooqeybgalaykulankanayaaiyagunasu’aallokuboobayxildhibaanka, iyagaoohalkaaskuweydiiyaysu’aalloaadiyoaadtirobadan, oo ay doonayeeninaykagabogtaanwarariyomacluumaadbadanooamma ay maqleenamma ay bogaggainternetkakalasocdeen.e.
0607WaxaaiynagoobtaaankamaqnaywakiillokasocdayxisbiyadaqarankaJamhuuriyaddaSomaliland, oosiyaabbokaladuwan,dooddadbanoo door xulleh, ay wakiilladoodu u gudbinayeenammafaahfaahinugadhiibanayeen.

Waxaaka mid ahaa, dadkiihalkaaskahadlay, Caydaruussheek Adan, JaamacMaxamuudCumar (Jaamac Sweden),CabdillahiFaarax, ooLaantaSweden eeKulmiyekatirsaniyoodayaal, dhalinyaroiyoculimaa’udiin, ootallooyin, tusaaneyniyofarriimoba u soojeediyayXildhibaanNaasirXaaji Cali, kuwaasooqaarnaxildhibaankakuaadanaayeen, qaarnaGolihiisa, qaarna ay loo faraydawladda Somaliland inuugaadhsiiyo, si wax loogaqabtomustaqbalkafooddainnagusoohaya.
WabilaahiTawfiiq
AxmedCabdillahiCawaale
GudoomiyahaLaantasweden
076 226 94 68



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured