Qof Hubaysan oo xaafadda Siinaay ee Hargeysa ku Toogtay Nin aan la aqoonsan

0
Saturday August 24, 2013 - 07:34:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qof Hubaysan oo xaafadda Siinaay ee Hargeysa ku Toogtay Nin aan la aqoonsan

    Hargeysa(xogreebnews.com- Qof Hubaysan ayaa goor dhaweyn xaafadda Siinaay ee magaaladda Hargeysa ku toogtay nin aan la aqoonsan oo marayay dariiq suuq ah oo mara xaafadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com- Qof Hubaysan ayaa goor dhaweyn xaafadda Siinaay ee magaaladda Hargeysa ku toogtay nin aan la aqoonsan oo marayay dariiq suuq ah oo mara xaafadaasi. Hargeysa(xogreebnews.com- Qof Hubaysan ayaa goor dhaweyn xaafadda Siinaay ee magaaladda Hargeysa ku toogtay nin aan la aqoonsan oo marayay dariiq suuq ah oo mara xaafadaasi.
Qof goob jooge ahaa oo ku sugnaa dariiqa Dil ku ka dhacay ayaa Waaheen u xaqiijiyay in qofka Ninka toogtay ku furay Tacshiirad ka dhacaysay qori, isla markiibana uu baxsaday.
Qofka Goob jooga ahi waxa uu xogreebnews.com u xaqiijiyay in uu ugu yaraan afar xabo oo rasaas ah ku dhuftay ninka uu dilay, isla markii goobta laga qaaday si cisbitaalaka loo geeyana ay Naftu ka baxday.

Ciidan badan oo Booliis ah ayaa Dilka kadib goobta gaadhay, hase yeeshee sida ay dadka goob jooga ahi sheegayaan ilaa hada may qaban qofkii Dilka gaystay oo ahaa Nin ku sugnaa goobta uu wax ku Dillay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured