Shirkadda Jubba Air-ways oo Duulimaadkeedii ugu horeeyay Berri ku furaysa Madaaraka Hargeysa

0
Friday August 23, 2013 - 20:42:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Jubba Air-ways oo Duulimaadkeedii ugu horeeyay Berri ku furaysa Madaaraka Hargeysa

    Hargeysa(xogreebnews.com-Duulimaadkii ugu horeeyay ee lagu furayay Madaarka Caasimadda Hargeysa ee Cigaal International Airport oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Duulimaadkii ugu horeeyay ee lagu furayay Madaarka Caasimadda Hargeysa ee Cigaal International Airport oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud

Hargeysa(xogreebnews.com-Duulimaadkii ugu horeeyay ee lagu furayay Madaarka Caasimadda Hargeysa ee Cigaal International Airport oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo xadhiga ka jaray toddobaadkii hore kadib markii Dibu-dhis lagu sameeyay dhabada diyaaraduhu ka haado iyo Terminalka Garoonka ayay bilaabaysaa shirkadda Jubba Air-ways.

Duulimaadka ka haadaya kana soo degaya garoonka Hargeysa ee Berri oo ah 23 bisha Augost oo ah maalin Sabti ah ee ay samaynayso shirkadda Jubba Air-ways waxa ay noqon doontaa Diyaarad ah nooca loo yaqaano 737 Jet taasoo ay leedahay shirkadda Jubba waxaanu duulimaadkeedu noqon doonaa Muqdisho-Hargeysa-Jabuuti-Dubai.


24-ka bishan oo ku beegan Axada waxa iyana Duulimaadka labaad ku samayn doontaa Madaarka Caalamiga ah ee Hargeysa diyaarad ay leedahay Shirkadda African safari waana diyaarad nooca loo yaqaano DC9, taasoo Duulimaadkeedu noqon doono Nairobi-Hargeysa.

Isniinta oo ku beegan 25-ka bishan waxa si rasmi ah iyana Duulimaadyadooda si daran-doori ah oo maalinle ah u bilaabi doona Duulimaadyada Shirkaddaha Ethopia Airline iyo Daallo, kuwaas oo isaga gooshi doona Dalal badan oo dunida ku xidhi doona dadweynaha Reer Somaliland.

Labada Duulimaad ee 737 Jet iyo DC9 ee shirkadaha Jubba iyo African Safari ayaa ah laba Duulimaad oo ay midkiiba qaadayso 160 qof iyo 120 qof, waxaanay labada Duulimaadba haddii ay suurtogalaan noqonaysaa in ay meesha ka baxaan dacaayadaha jira sida ay ku doodayaan Wasaaradda Duulistu.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured