Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamed Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Siidaayey

0
Thursday August 22, 2013 - 20:42:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamed Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Siidaayey

    Hargeysa(xogreebnews.com-—Madaxwaynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusi Mubaarik,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-—Madaxwaynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusi Mubaarik, Hargeysa(xogreebnews.com-—Madaxwaynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusi Mubaarik, ayaa xabsiga laga sii daayey, waxaana lagu xukumay xabsi Guri. Xusni Mubaakar oo 85-jir ah ayaa sannadkii hore lagu xukumay xabsi daa’in, kaddib markii lagu eedeeyay inuu masuul ka ahaa dilka dad badan oo shacab ah intii uu socday kacdoonkii xukunka looga riday sannadkii 2011. Dacwadda Madaxweynihii hore ayaa dib loo furay bishii May ee sannadkan, iyadoo lagu guuleystay ugu dambeyn in xabsiga laga sii daayo, balse waxaa lagu xukumay xabsi guri aan la shaacin inta uu qaadan doono, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay raysal-wasaaraha xukuumadda Milatariga ee Masar. Qaar ka mid ah shacabka dalka Masar ayaa tallaabadan Mubaakar looga sii daayay xabsiga kasoo horjeestay iyagoo ka dalbaday milateriga in dib loogu celiyo xabsiga, si uu u maro xanuunka dhibaatadii uu geystay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured