Tog wajaale oo maanta lagu doortay Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley

0
Thursday August 22, 2013 - 20:35:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tog wajaale oo maanta lagu doortay Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gabiley

    ismaaciil axmed aadan [caantaynle] madashaas lagudoortay hogaanka dhalinyarada Gobolka Gabiley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ismaaciil axmed aadan [caantaynle] madashaas lagudoortay hogaanka dhalinyarada Gobolka Gabiley ismaaciil axmed aadan [caantaynle] madashaas lagudoortay hogaanka dhalinyarada Gobolka Gabiley



Munaasibad siheer sare ah loosoo agaasimey oo ay kasoo qaybgaleen odayaasha dhalinyarada gobolka Gabiley oo kadhacday degmada tog wajaale huteelka nasiye ayaa lagu doortay gudoomiyaha dhalinyarada gobolka gabiley Eng Bashiir xuseen maxamuud iyo gudoomiyaha dhalin yarada degmada tog wajaale xildhibaan Caydaruus sh xuseen cali iyo xoghayaha dhalinyarada degmada tog wajaale





ismaaciil axmed aadan [caantaynle] madashaas lagudoortay hogaanka dhalinyarada Gobolka Gabiley iyo degmada tog wajaale oo aysoo dhaweeyeen madax dhaqameedyada gobolka iyo kuwa degmadu iyaga oo ku tilmaamay inay arintani ahayd midloobaahnaa islamarkaana wax kabadalidoonta hogaan la;aantii dhalinyarada gobolka haysatay waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay mujaahid cabdi nuur cige


wuuxu ilahay uuga baryay hogaanka cusub eeladoortay inuu ku guuleyo xilkaa wayn ee loo igmaday waxaanu sheegay inuu wax kabadalidoono tafaraaruqii hore uga jirijiray gobolka gabilay iyo degmada togwajaale oo ah degmada baaxad ahaan ugu babliishanka badan gobolka gabiley waxakale oo halkaa kahadley mudane axmed cabdi cige kaare oosheegay inay arintan maanta kadhacday huteelka nasiye ee degmada tog wajaale ay tahay mid hore looga gaabiyey balse marhadii ay dareemeen dhalinyarada


gobolku ay tahay illaahay mahadii waanan soo dha waynaynaa waanan ku garabtaaganahay waanan lashaqaynaynaa maamulkaa loo doortay dhalinyarada Gobolka Gabiley iyo degmada tog wajaale gabagabadii waxa halkaa kahadley gudoomiyaha dhaliyarada gobolka gabiley Eng Bashiir xuseen maxamuud oo ugamahad celiyey dhalinyaradii iyo waxgaradka gobolka gabiley eee udoortay hogaanka waxaanu ilaahay kabaryey inuu xilkaa wayn ee loo dhiibay ku asturo waxaanu balan qaaday inuu midayn doono islamarkaana kashaqayndoono iskuduubnaanta dhalinyarada gobolka iyo degmooyinka hoosyimaad gobolka

Maxamed Cabdilaahi Qombor

Togwajaale office xogreebnews.com-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured