Ururka Qorayaasha Caalamiga ah ayaa si kulul u Canbaareeyey Xukunka Lagu Riday Aqoon Yahan Jiir,Kuna Tilmaamay Mid Cadaalada Ka Fog.

0
Thursday August 22, 2013 - 20:28:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Qorayaasha Caalamiga ah ayaa si kulul u Canbaareeyey Xukunka Lagu Riday Aqoon Yahan Jiir,Kuna Tilmaamay Mid Cadaalada Ka Fog.

    Hargeysa(xogreebnewws.com)Ururka qorayaasha caalamiga ah ee marka magacooyada la soo gaabiyo la yidhaahdo international writers association

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnewws.com)Ururka qorayaasha caalamiga ah ee marka magacooyada la soo gaabiyo la yidhaahdo international writers association

Hargeysa(xogreebnewws.com)Ururka qorayaasha caalamiga ah ee marka magacooyada la soo gaabiyo la yidhaahdo international writers association ( IWA( ,ayaa si ba’an u cabaareeyey xukunka sharcidarada ah ee maxakada gobolka maroodi jeex ku riday aqoon yahan jaamac cilmi jiir oo ay ku xukuntay 4 sanno oo xadhig ah iyo 1000,000, waxanyna arintaasi ku tilmaameen mid baar marsan sharciga iyo dastuurka somaliland u yala, waxayna muujinaysaa sida ay cadaalada somaliland ay u xun tahay.

Ururku wuxuu ugu baaqay dhamaan shacabka somaliland iyo beesha caalamka inay ka hadlaan cadaalad darada weyn ee la gula kacay aqoon yahan jaamac cilmi jiir oo mudo laba bilood ah sifo sharciga baal marsan ugu xidhnaa xabisga dhexe ee magaalada hargeysa, shalayna waxay maxkamada gobolku ku xukuntay 4 sanno oo xadhig ah iyadoo aysan jirin wax danbi ah oo uu dalka ka galay basle uu fikirkiisa ku dhaliilay xukuumada siilaanyo.

Ugu danbeyn wuxuu ururku xasuusiyay dhamaan umada somaliland iyo beesha caalamkaba hadii laga hadli waayo cadaalad darada maanta ka jirta somaliland ee aqoon yahan jiirba lagu xukumay 4 sanno inay samayn doonto guud ahaan bulshada.

Xoghayaha ururka

C/casiis Bashiir Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured