Taliyihii Wajaale oo loo xidhay muran ka taagan Darajadiisa iyo Reer Wajaale oo ka xanaaqay
Wajaale(xogreebnews.com- Ciidamo Booliis ah ayaa shalay ku soo xidhay xerada Birmadka Hargeysa Taliye Muxumed Yare oo dhawaan lagu tolay darajada Kabtan kadib markii uu diiday amar ah in uu soo celiyo xidig si uu laba xidigle u ahaado.

Lama oga sababta Taliyaha Saldhiga Wajaale looga qaadayo Xidigta hase yeeshee talaabada laga qaaday ee xadhiga ah iyo xidig ka qaadistiisuba waxay Reer Wajaale ku abuurtay in ay ka biyo diidaan, waxaanay wararka naga soo gaadhayay saacadihii u danbeeyay sheeagayaan in gobolka ay saamaysay. Ma aha sarkaalkii u horeeyay ee ay tan oo kale ku dhacdo hase yeeshee waxa dhacday arrimo kala duwan oo qaarna hoos loogu dhigay qaarna kor loogu qaaday, balse waxa ay dhacdadani kaga duwan tahay iyadoo wakhti dheer laga joogo xiligii la siiyay waxa keenaya xiligan in laga qaado, iyadoo waliba wararka qaarkood sheegayaan in la kala dirayba gudidii qiimaynta Leave a comment |
|