Qaylo Dhaan Xoogan Oo Ka Soo Yeedhaysa Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Tariibayaasha Ee Afduubka Loogu Haysto Dalka Liibiya.

0
Monday August 19, 2013 - 19:42:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaylo Dhaan Xoogan Oo Ka Soo Yeedhaysa Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Tariibayaasha Ee Afduubka Loogu Haysto Dalka Liibiya.

    Hargeysa(xogreebnews.com-— Iyada oo ay soo badanayeen mudooyinkii ugu danbeeyay Tahriibka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-— Iyada oo ay soo badanayeen mudooyinkii ugu danbeeyay Tahriibka Hargeysa(xogreebnews.com-— Iyada oo ay soo badanayeen mudooyinkii ugu danbeeyay Tahriibka Dhalinyarada Soomaalida ee u tahriibaaya dalalka reer Galbeedka ayaa waxaa waxaa la soo sheegayaa, Dhalinyaro Soomaaliya oo Tahriib ahaa oo afduub loogu haysto Dalka Liibya,sida ay Warbaahinta u Sheegtay Deeqa Maxamed oo ka mid ah Dadka la haysto.Kooxo hubaysan ayaa Dhalinyaradda oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal afduub ugu haysto baadiye u dhexeeya Saxaraha iyo Liibiya.Deeqo Maxamed oo ka mid ah Dhalinyaradda afduubka loo haysto ayaa Sheegtay in Kooxaha haystaa ay ogaysiiyeen in Qofkiiba ay ka doonayaan 3,700.Gabadhaan oo Codkeeda murugo laga dareemayo ayaa Sheegtay in Mukhalasiintii waday ay u gacan galeen Kooxahaan afduubka u haysta ee lacagaha Madaxfurasho ka doonaya.Isku soo wada duuboo Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Tahriibaya ayaa badanaa la kulmay dhibaatooyin,waxaana marka ay gaaraan Dalka Liibiya afduubta kooxo ka qaada lacago madax furasho oo badan, iyada oo ay jiraan dhalinyaro ay Mukhalasiintu ka sii bixiyeen lacagta si ay u soo kaxeeeyaan kuwa wax haysta islamarkaasina iyagu aanan haysanba wax lacaga oo laga soo daba diro, islamarkaasina ay dilaan amaba qudha ka gooyaan qofka aanan bixin lacagtaasi madaxfurashada ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured