Ururka Dhaliyaradda Ee Horumarinta Gobolka Saxil (SYDA) ayaa Xaflad Ku Qabtay Hoolka Jamacadda Badda magaladda Berbera Xafladaas Oo Lagu Soo Bandhigay Waxqabadka Ururka Iyo Waxqabaddka

0
Monday August 19, 2013 - 19:35:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Dhaliyaradda Ee Horumarinta Gobolka Saxil (SYDA) ayaa Xaflad Ku Qabtay Hoolka Jamacadda Badda magaladda Berbera Xafladaas Oo Lagu Soo Bandhigay Waxqabadka Ururka Iyo Waxqabaddka

    Xafladda Waxaa ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Gobolka Saxil ,Gudoomiye-Ku-Xigeenka Gobolka Saxil, Mareeyaha Dekedda Berbera , Mamulaha Kastanka Berbera, ...................

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafladda Waxaa ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Gobolka Saxil ,Gudoomiye-Ku-Xigeenka Gobolka Saxil, Mareeyaha Dekedda Berbera , Mamulaha Kastanka Berbera, ................... Berbera (xogreebnews.com- Ururka Dhallinyarada ee Horumarinta Gobolka Saaxil ee loo soo gaabiyo SYDA.
Xafladda Waxaa ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Gobolka Saxil ,Gudoomiye-Ku-Xigeenka Gobolka Saxil, Mareeyaha Dekedda Berbera , Mamulaha Kastanka Berbera, Isku-duwaha Wasaradda Waxbarashadda,Isku-Duwaha Wasaradda Cafamidka ,isku-Duwaha Wasaradda Beeraha ,Isku-duwaha Wasaradda Xananadda Xoolaha,Saladiinta Waxqaradka Gobolka Saxil Xafladan oo aad loo soo Agsimay ayaa ahayd Mid Aad Ugu Qurux Badan.

Ururka Dhaliyaradda Ee Horumarinta Gobolka Saxil Ee SYDA ayaa Habeenkii xalay Qabtay Xaflad Baladhan oo ay isku arkeen Masuuliyiinta Dawladda,waxqaradka,Cuqaasha Culumo-diinta,Salaadiinta,Aqoonyanadda,Dhaliyaradda,Haweenka Iyo Dhamman Ganacsatadda Gobolka Saxil

class=MsoNormal style="MARGIN: 0in 0in 10pt">Ururka Horumariinta Gobolka Saxil Ee SYDA ayaa Waxaa uu ugu Horeeyn Xaflada Furay Gudoomiyaha Ururka Eng:- Ciise Cali Hassan Waxaana Hadaladiisii Kamid ahaa Sida Tan ? Ururka Horumariinta Gobolka Saxil (SYDA) Waa urur ay ku Bahoobeen Dhaliyaradda Gobolka Saxil ayadoo laysaga Kashanayo Horumarka iyo Horumarinta Gobolka Saxil Dhaliyaradda Gobolka Saxilna Waxaan Leeyahay War Walalayaal Aynuu Iska Kashaano Horumariinta Gobolka Iyo Degmadda Berbera
Waxaa Madashaa Ka Hadashay Isku-duwaha Cusbitaalka Degmadda Berbera Casha Aden Yanyo oo ugu horeeyn amaan u soo jeedisay Dhaliyaradan Sameeysay Ururka Horumariinta Gobolka saxil Casha oo la Hadlaysay Dhaliyaradda kula Dardarantay inaad ka Shaqaysaan Joojinta Masiibadda Tahriibka Aniga oo ku Hadlayaa Afka Hoyooyinka Magaladda Berbera wixii Cusbitaal ahaan iga Bahtaan Waxaan inii Balaan Gadayaa inaan ilnaa Qabto Madasha Waxaa kale oo ka Hadalay Isku-duwaha Wasaradda Waxbarshadda Ibrahiim Digaale qudhac Xafladda Waxaa kale Oo ka Hadlay Isku-duwaha Wasaradda Maliyadda ahna Mamulaha Kastanka Berbera ,Isku Duwaha Wasaradda Xananadda Xoolaha , Suldaan Cali Saleebaan (Cali Qanjo) Boqorka Dhaliyaradda Gobolka Saxil Mohamed Ahmed Yasiin ( Boqor Tuulo)
Hadab waxaa kale oo Xafladda Lagu soo Bandhigay Riwaydo Majajilooyiin Heeso iyo Gabayo Lagu Talo Galay Waxqabadka Gobolka Saxil Iyo Dhamman Waxqabadka laga Fuliyay Gobolka Saxil intii ay Jirtay Xukumadda Madaxwayne Ahmed Mahamed Silaanyo uu Gadh Wadeenka Ka yahay . madashaa
Xafladda oo Shadooyiin lagu Gundoosiyay masuliyiinta Heer Gobol ila Heer Degmo oo kamid yihiin
Gudoomiyaha Gobolka Saxil Cali Mahomed Cilmi
Mareyaha Dekedda Berbera Eng: Cali Cumar mahamed Cali Xor xoor
Mareeyaha Kaydka Shidaalka Berbera Maxamuud Gahayr Ismaciil
Mayorka Magladda Berbera Cabdishakuur mahamuud Hassan
Isku Duwahaa Wasaradda Waxbarashadda Ibrahiim Digaale Qudhac
Isku Duwahaa Wasaradda Beeraha Aamiina Cadnaan
Isku Duwaha Cusbitaalka Berbera Casha Aden Yanyo
Isku Duwaha Wasaradda Xananadda Xoolaha
Badhsaabka Gobolka Saxil Cali Mohamed Cilmi oo xafladda Soo Xidhay ayaa Waxaa Hadladiisii kamid ahaa Sida Tan ? Run ahaantii marka madal noocan oo kale laysku yimado run ahaantii waa in lagu kal fa?iidaysta oo wax laysku Dhafsadda Anigu manta Bishaaro ayaan idiin sidaa Xukumad ahaan Waxaa Shacabka Reer Berbera manta Waxaan ugu Bushareenayaa intan la gadhiin Arafadda aynu heelayno Biyo u Qaybsama Xolaha Doofayaa Iyo Dadka Reer Berbera , Berbera hadii laydhka Laga yaci jiray Waxay Xukumadu Bilabaysaa Laydhka in Laba meelood Shacabka laga Jabiyo??waa sida uu Hadalka U Dhigay Badhsaabka Gobolka Saxil.
Magalo Xeebeda Berbera ayaa laga Tagay Laydh la?aan Hadab Hadalka U sheegay Badhsaabka Gobolka Saxil ayaa noqonayaa Mid ay Dadwaynihii Xafladda Ka soo Qayb Galay ay Ku Farxeen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured