Tix Maanso Ah Oo Loo Tiriyay Oday-dhaqameedyada Awdal Ee Shirka Midnimada Iclaamiyay

0
Monday August 19, 2013 - 09:54:07 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tix Maanso Ah Oo Loo Tiriyay Oday-dhaqameedyada Awdal Ee Shirka Midnimada Iclaamiyay

    Assalamu calaykum waraxmatuLLAAHI wabarakatuhu dhamaan walaalha maamulka xogreebnews.com-iyo walaalaha ku xidhanba, waxaan maanta aad ugu faraxsanahay cadceeda caafimaad ee awdal ka oo iftiimaysa waana arin qofkastoo damiirleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Assalamu calaykum waraxmatuLLAAHI wabarakatuhu dhamaan walaalha maamulka xogreebnews.com-iyo walaalaha ku xidhanba, waxaan maanta aad ugu faraxsanahay cadceeda caafimaad ee awdal ka oo iftiimaysa waana arin qofkastoo damiirleh Assalamu calaykum waraxmatuLLAAHI wabarakatuhu dhamaan walaalha maamulka xogreebnews.com-iyo walaalaha ku xidhanba,waxaan maanta aad ugu faraxsanahay cadceeda caafimaad ee awdal ka oo iftiimaysa waana arin qofkastoo damiirlehAmiira DharaarOttawa, Canadafarax galinaysa aniguna farxadaasi dareen ka ay igu abuurtay ILLAAH swt ayaan igu mahadinayaa iska dhaaf samaroonooqudhee ILLAHOW islaamka oo dhan cisee ALLAAHUMA CISA ISLAAM FII KULI MAKAAM hadaba farxad darteen ayaa qalbigayguburaanbur yar soo ururiya waxaan jeclaan lahaa in aan idin soo gudbiya markastana ILLAAH bay mahadi u sugnaatay,walaalkiis midkaan u mahad celin waa xidkii abuurayna uma mahadceliyeeMasuulkayagaa ismaa mulee midigta isqabasaan u mahad celinayaa.Dhawaqaa israacaa gadabuursi baa dheeman ii ga wanaagsan, hadaynu nabad wanaagsanwada qaadanoo mashaakilba jirin dantaa guud iyo haday kala danbayni u timid SamaroonSamaroona simanyahoo samaani dhexiina taal Allahayo aniguna caro fogbaan ka mahdin ALLEH oon mushxaradayaaye .Samada ninkii ALLAH ka sharfaa araladana wanaag lugu siiyaa ALLAYLAHE SHEEKH XUSEN NUUR QALINLEDucadii xaramka looga tuulay tolkiina kasbade,ee tolkayow u toosnaata ALLEH lagu tamariyaye ogaaday caloolo isku daacadaa Daa in na la jiraaAna meel fogbaan maanta ka mahadin Alleh oon mushxaradayaye. Masabkaan lahayn oo soo noqdaan u muusoonayayedibad midkii joogay iyo docda midkii joogay haday isku tashaniye oo dakadii loo dareeri iyo daryeelka wadankaAlaa ilahe hayday sharaftii awdal lahayd ii soo noqoniye Ana caro fogban ka mahadin ALLEH oon mushxaradayaye,Tolkayow waxii tagay ha tiigsanina oo nabad waa taan rabnee qofwaloba ilaali oo dibad iyo gudaba ALLOW tolkayg iskutiirsadaan oo sagaalkaa gudi ee la doortay Allow daa inow dawadayada u soo dhiib , Ana caro fogbaa ka mahadin Alleh oon mushxaradayaa.Insha ALLAAH wanaaga ka soo ifbaxaya galbeed ayaa soomali oo dhan wada gaadhi oo gacaniba gacanta ku xigta sida ay u qabsanaysoayay soomali oo dhani gacmaha is wada qabsan, ILLAH wanaag dhamaantiis hana garan siiyo.Assalamu calaykumwabillaahi tawfiiqAssalamu calaykum waraxmatuLLAAHI wabarakatuhu dhamaan walaalha maamulka cadceed iyo walaalaha ku xidhanbawaxaan maanta aad ugu faraxsanahay cadceeda caafimaad ee awdal ka oo iftiimaysa waana arin qofkastoo damiirlehfarax galinaysa aniguna farxadaasi dareen ka ay igu abuurtay ILLAAH swt ayaan igu mahadinayaa iska dhaaf samaroonooqudhee ILLAHOW islaamka oo dhan cisee ALLAAHUMA CISA ISLAAM FII KULI MAKAAM hadaba farxad darteen ayaa qalbigayguburaanbur yar soo ururiya waxaan jeclaan lahaa in aan idin soo gudbiya markastana ILLAAH bay mahadi u sugnaatay,walaalkiis midkaan u mahad celin waa xidkii abuurayna uma mahadceliyeeMasuulkayagaa ismaa mulee midigta isqabasaan u mahad celinayaa.Dhawaqaa israacaa gadabuursi baa dheeman ii ga wanaagsan, hadaynu nabad wanaagsanwada qaadanoo mashaakilba jirin dantaa guud iyo haday kala danbayni u timid SamaroonSamaroona simanyahoo samaani dhexiina taal Allahayo aniguna caro fogbaan ka mahdin ALLEH oon mushxaradayaaye .Samada ninkii ALLAH ka sharfaa araladana wanaag lugu siiyaa ALLAYLAHE SHEEKH XUSEN NUUR QALINLEDucadii xaramka looga tuulay tolkiina kasbade,ee tolkayow u toosnaata ALLEH lagu tamariyaye ogaaday caloolo isku daacadaa Daa in na la jiraaAna meel fogbaan maanta ka mahadin Alleh oon mushxaradayaye. Masabkaan lahayn oo soo noqdaan u muusoonayayedibad midkii joogay iyo docda midkii joogay haday isku tashaniye oo dakadii loo dareeri iyo daryeelka wadankaAlaa ilahe hayday sharaftii awdal lahayd ii soo noqoniye Ana caro fogban ka mahadin ALLEH oon mushxaradayaye,Tolkayow waxii tagay ha tiigsanina oo nabad waa taan rabnee qofwaloba ilaali oo dibad iyo gudaba ALLOW tolkayg iskutiirsadaan oo sagaalkaa gudi ee la doortay Allow daa inow dawadayada u soo dhiib , Ana caro fogbaa ka mahadin Alleh oon mushxaradayaa.Insha ALLAAH wanaaga ka soo ifbaxaya galbeed ayaa soomali oo dhan wada gaadhi oo gacaniba gacanta ku xigta sida ay u qabsanaysoayay soomali oo dhani gacmaha is wada qabsan, ILLAH wanaag dhamaantiis hana garan siiyo.Assalamu calaykumWabillaahi tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured