Hambalyo Iyo Taageero Salaadiinta Beelaha Samaroon. By Mawliid Cilmi

0
Monday August 19, 2013 - 09:50:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Iyo Taageero Salaadiinta Beelaha Samaroon. By Mawliid Cilmi

    Hambalyo Iyo Taageero Salaadiinta Beelaha Samaroon. By Mawliid Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Iyo Taageero Salaadiinta Beelaha Samaroon. By Mawliid Cilmi
Gudiga ka kooban haldoorka beelaha samaroon
ee ay hogaaminayaan suldaanada iyo aqoonyahanada
culumda aw diinka waxgaradka dhalin yarada haweenka
siyaasinta ee manta ku dhawaaqay gudiga midaynta
beelaha samaroon ee qaban qaabada shirwayne
loo qabanaayo beelaha wada dhashay ee samaroon
aniga oo ku hadlaayo afka dhalin yarada samaroon
ee ku nool wadankan switzerland iyo magacayga
waxaan hambalyo iyo tageero u raynaa haldoorka
marta ku dhawaaqay gudiga midaynta beelaha
samaroon waxaan leenahay gulaysta anaguna
tageero buuxda ayaan inigu soo dhaway nayna
waanan inigu faraxnay waxanad ku talab sateen
waxii loo bahnaa
waxaan ilahay iniiga baryaynaa inuu inii fududeeyo
howsha la inii igmaday aamin aamin
Qalinkii Mr Mawlid Cilmi Ahmed
hamdeklove@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured