Manchester United oo Qorshe aan horay loo Arag udageysa la soo wareegida Gareth Bale

0
Tuesday August 13, 2013 - 08:25:56 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo Qorshe aan horay loo Arag udageysa la soo wareegida Gareth Bale

    Manchester United ayaa lasoo sheegayaa in qorshaha ay ku doonayso xiddiga Spurs ee Gareth Bale uu qayb ka noqon doono weeraryahankeeda ku hurdooday kursiga kaydka ee Javier Hernandez.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa lasoo sheegayaa in qorshaha ay ku doonayso xiddiga Spurs ee Gareth Bale uu qayb ka noqon doono weeraryahankeeda ku hurdooday kursiga kaydka ee Javier Hernandez.
Manchester United ayaa lasoo sheegayaa in qorshaha ay ku doonayso xiddiga Spurs ee Gareth Bale uu qayb ka noqon doono weeraryahankeeda ku hurdooday kursiga kaydka ee Javier Hernandez.

Los Blancos Real Madrid ayaa samaysay dalab lacageed oo gaaraya 85m oo ay ku doonayso xiddiga heerka caalami ee xulka Walez, laakiin qorshihii Spurs ku doonaasay inay Real kaga iibiso Bale ayaa hoos u dhacay ka dib markii la isku fahmi waayey qaabka ay Real u bixin doonto lacagtaas.


Macalinka kooxda Man United ayaa isku dayi doona inuu sameeyo saxiix wayn ka dib markii uu guularaystay inuu Old Trafford kasoo dejiyo laacibka kooxda Barcelona ee Cesc Fabregas.

The Independent ayaa laga soo xigtay in Red Devils diyaar u tahay inay gasho loolanka Gareth Bale iyadoo isticmaalaysa weeraryahankeeda dhalinta yar laakiinse nasiibka u leh goolasha ee Javier Hernandes oo loo yaqaan Chicharito.

Spurs ayaa xagaagan lasoo saaxiixatay weeraryahankii hore ee Valencia Roberto Soldado, laakiin macalin Andre Villas-Boas ayaa weli doonaya inuu lasoo saxiixdo weeraryahan kale, isagoona rajaynayaa inuu Man United kasoo afduubto wiilkooda yar ee Chicharito


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured