Kenya oo maalinta ciidul-fitriga ku dartay maalmaha fasax qarameedka

0
Tuesday August 06, 2013 - 19:43:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1035
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo maalinta ciidul-fitriga ku dartay maalmaha fasax qarameedka

    Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Jumcaha oo ku beegan maalinta ciidul fitriga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Jumcaha oo ku beegan maalinta ciidul fitriga Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Jumcaha oo ku beegan maalinta ciidul fitriga loo aqoonsaday maalin fasax qarameed lana fasixi doono dhamaan shaqaalaha dalka.

Warkan waxaa ku dhawaaqay xoghayaha xukumada Kenya Francis Kimemia.

Waa markii ugu horaysay ee dowlada Kenya ciidul fitriga u aqoonsato maalin qaran oo la fasaxo dhamaan shaqaalaha dalka muslim iyo mid aan muslim ahaynba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured