Shirkii Beesha Sacad muuse ee 17-Aygust lagu balansanaa ayuu xalay diyaar garogiisu ka bilaambay tuulada Agabar ee Gobolka Gabiley.

0
Tuesday August 06, 2013 - 19:26:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Beesha Sacad muuse ee 17-Aygust lagu balansanaa ayuu xalay diyaar garogiisu ka bilaambay tuulada Agabar ee Gobolka Gabiley.

    Agabar(xogrWaxaaebnews.com- calay isugu yimid tulada Agabar Salaadiin, Madax dhaqameed,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agabar(xogrWaxaaebnews.com- calay isugu yimid tulada Agabar Salaadiin, Madax dhaqameed,
Agabar(xogreebnews.com-Waxaa xalay isugu yimid tulada Agabar Salaadiin, Madax dhaqameed, Gudigii qaban qaabada iyo Dad magac iyo maamuus ku leh beesha Sacad muuse, ku waasi oo xalay isugu iyimid Goobta laga dhigayo shirkaasi oo ah Dugsiga magaalada Agabar ay leedahay.
Agabar ayaa lagu qabtay Munaasiba aad u balaadhan oo loogu diyaar garoobayo shirka beesha Sacad muuse kaasi oo ay isugu yimaadeen beeshee iyo salaadiintii shirkaasi ku baaqay, kuwaasi oo balan qaaday inuu shirkaasi sidii loogu talo galay uu u dhici doono, isla markaana ugu baaqay beesha Sacad muuse Gudo iyo debedba in shirkii si rasmiya qaban qaabadiisii u bilaabantay madashiina loo guuray oo ilaa inta uu shirkaasi dhamaanayso halkaa hawshaasi si rasmiya uga soconayso.

Isla markaana aan diblooga soo noqnaynin cid alaale cidii beesha Sacad Muuse ah ee shirkaasi taageero iyo taloba ku soo biirinaysana ay diyaar ula yihiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured