ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA FASHILMA!!! W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL
Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah
Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan warbaahinta ka duwan ee electronic ah gaar ahaan shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnew waxaanan uga mahad celinayaa sida hagar la,aan ta ah ee umada ugu shaqeeyaan
Haddii aan u soo noqdo u jeeda maqaalkan oo ah in ay nu eegno astaamaha hogaamiyaaha falshilmah Waxaa lagu gartaa waa nin umad maamul u ah oo ku caana maalay digtaatoorinimo iyo madax adayg xad- dhaafa waxaa kale oo aan lagu garan waayi waa shakhsi amaan jecel cadhadiisuna ay dhawdahay dad wuxuu soo dhawaystaa in tidhaa adaa saxsan oo oo wax walba sidii loogu talo galay ayaa u qabadatay shacadku way ku ogal yihiin inyar oo xaasidiin ah mooyaan Kuwa sidaa wax ugu sheega ayuu soo dhawaystaa ,kuwana waxay dhawranayaan masaaliix dooda gaar ka ah oo wixii ay is yidhaah daan way ka hor imanayasaa way iska awdayaan iyaga oo adeegsanay been xad-dhaafa . Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah oo uu umada uu maamulayo ku hayo waxaa caado u ah cadaalad daro u noqotay cadaalad wuxuu soo dhawaystaa in ta aan amarkiisa odhan kari masuul halkaasi wax baa ka qaladan e side baynu u saxnaa . In taa waxaa soo raac (poor ommunication ) xidhiidh ka isaga iyo bulshada uu maamulaya ka dhexeeyaa waa mid hoose waxaana ku kala dhex jira guul wadayaa inta ay iyagu wax kharibaan hadana u sheegaya war aan ahayn xaqii oo ay is leeyahiin ha ku farxo . Waxa intaa soo raacda in muda uu qayb qaybiyo si uu u xukumo waxa uu rabo u marsiiyo soona kala dhawaysto si uu u helo qaar taabacsan Maqaal taxane aha W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL Leave a comment |
|
ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA FASHILMA!!! W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL
Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah