Doon Xoolo Ka Qaaday Dekeda Magalada Berbera Oo Ku Degtay Inta U Dhaxaysa Berbera Iyo Yamen Iyo Shaqaalihii La Socday Oo Aan La Hayn Meel AY Jaan Iyo Cidhib Dhigeen

0
Friday August 02, 2013 - 20:21:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doon Xoolo Ka Qaaday Dekeda Magalada Berbera Oo Ku Degtay Inta U Dhaxaysa Berbera Iyo Yamen Iyo Shaqaalihii La Socday Oo Aan La Hayn Meel AY Jaan Iyo Cidhib Dhigeen

    Hargeysa(xogrDoonebnews.com-doon u rarnayd ganacsato reer somaliland ah oo Xoolo ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogrDoonebnews.com-doon u rarnayd ganacsato reer somaliland ah oo Xoolo ka Hargeysa(xogrDoonebnews.com-doon u rarnayd ganacsato reer somaliland ah oo Xoolo ka qaaday dekada magalada Berbera ayaa siday warka ilaa shalay iyo xalay soo baxayaa sheegayaan ku degtay badda u dhaxaysa Berbera iyo yamen.Doontan oo xoolaha ay siday dhamaayeen 1450 neef oo lo,ah iyo 1300 oo adhi ah ayaa gabi ahaanba degta sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ganacsatadii ay doontani u rarnayd iyo doonyihii soo maray jidka ay doontani ku degtay oo xaqiijiyey in ay doontani degtay,waxa kaloo aan ilaa hada war laga hayn halka ay ku suganyihiin shaqaalihii doonta la socday kuwaas oo somali iyo ajaanib isugu jiray,arrintani waxa ay ku soo beegmaysa xiili ay kor u sii kacayso daabulista xoolaha nool ee loo dirayao wadamada carabta iyo walib xiligii badd xidhanka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured