Libaax Nimaan Aqoonbaa Lax Ka Soo Rida

0
Thursday August 01, 2013 - 11:22:44 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Libaax Nimaan Aqoonbaa Lax Ka Soo Rida

    Waxaan marka hore salaamayaa hawl wadeenada sida mugale ee hagarlaanta ah u soo baahiya wararka & araada kale waxaan leeyahay salaama calaykum Ramadaan kariim. Qwaxaan maant qalinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan marka hore salaamayaa hawl wadeenada sida mugale ee hagarlaanta ah u soo baahiya wararka & araada kale waxaan leeyahay salaama calaykum Ramadaan kariim. Qwaxaan maant qalinka
Waxaan marka hore salaamayaa hawl wadeenada sida mugale ee hagarlaanta
ah u soo baahiya wararka & araada kale waxaan leeyahay salaama
calaykum Ramadaan kariim. Qwaxaan maant
qalinka u qaatay in aan umada reer S/Land ku baraarujiyo xaalada
siyaasadeed ee mandiqada ka jirta gaar ahaan xaalada siyaasadeed ee
laba kaclaynta & cahdila?anta ah ee malinba maalinta ka dambaysa iska
soo taraysa Somaaliya (Muqdisho). Waxa aynu hore u ogayn kana
dhergsanahay sidii ay jibada somali jacalka ahi inoo qaaday, & wixii
aynu kala kulanay istagii. Waxa kale oo aynu qof u ognahay
dhibaatadii, dhalandhoolkii& halgankii dheera, ee hubaysnaa ee anynu
naf &maalb u huray kulna soo noqonay xornimadeenii hoga madaw ku
dhacday. Hadaba mudadii intaa ka dambaysay oo laga joogo 21sano oo xor
ahayn, waxynu dhadhaminay dugsigii & dareenkii xorniada. Waxay markaa
xornimadii inoo saamaxdo wax badan oo aynu ka aradanayn, waxa maanta
ka jira dalkeena dhamaan jamhuuriyada S/Land adeegyadii bulshad oo ah
nolasha ijtimaaciga ah, waxynu gaadhanay in ay ubdkeenu helaan wax
barasho ilaa heer jaamicadeed ah, inaga oo rajaynayna inanka & inanta
jaamicada ka soo qalin jabiyay meel loo helo lagu hagaajiyo & xirfad
uu ku shaqaysto. Waxaynu hadaba u soo noqonayna dhibta laga curinayo
Soomaaliya oo aynu had iyo jeer ku sheegno walaalehiin soomaaliyeed
balse aan u muuqan marnaba iyagu. Waxay gawraceen waanwaantii &
wadahadalkii inoo bilaabmay sanadkii hore oo aan maanta wax waanwaan
ihi aanay ka soo jeedin .Waxay u tafa xayteen qorshihii ay kugu
qabsanlahaayeen in ay shaxdiisii dhigaan iyaga oo qarsoodi ka dhigin e
kuula badheedhsan. Ninka cahdi lahayni waa nin aan diin lahayn waa
xadiis ka mida axaadiista uu Nabigeenii suubanaa in soo gaadhsiiyay.
Hadaba soomaalidu waxay tidhaahdaa Libaax Nin aan aqoonbaa lax ka soo
rida. Markaa waxaan leeyahay inta aynu isku jeedno yaan hoosiiska la
inoo raacin, marka maanta laga bilaabo waxaad ogaataa in colaad horli
Somaaliya kaaga soo fool leedahay.


Muhamed Jama
mjustaad@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured