Xukuumada Somalia Oo Beesha Calaamka Ka Codsatay In La Joojiyo Shirkadaha Lacagta U Soo Daabaca Somaliland

0
Thursday August 01, 2013 - 11:18:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somalia Oo Beesha Calaamka Ka Codsatay In La Joojiyo Shirkadaha Lacagta U Soo Daabaca Somaliland

    Dawladda Soomaaliya, ayaa geed dheer iyo mid gaaban ugu jirta sidii ay lacagta Shilinka Somaliland kadib markii ay dacwad u gudbiyeen Dowladda Ingiriiska oo dalkeeda lagu daabici jiray .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Soomaaliya, ayaa geed dheer iyo mid gaaban ugu jirta sidii ay lacagta Shilinka Somaliland kadib markii ay dacwad u gudbiyeen Dowladda Ingiriiska oo dalkeeda lagu daabici jiray .
Dawladda Soomaaliya, ayaa geed dheer iyo mid gaaban ugu jirta sidii ay lacagta Shilinka Somaliland kadib markii ay dacwad u gudbiyeen Dowladda Ingiriiska oo dalkeeda lagu daabici jiray .

waxayna Xukuumadda dalkaasi Soomaaliya waraaqo u qortay dhammaan dawladaha adduunka oo ay kamid tahay Dawladda Boqortooyadda Britain, iyadoo ka codsaday in shirkadaha ku yaala wadamadaasi aanay daabacin lacagta Somaliland Shiling.


Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Dalkaasi Soomaaliya Dr Maxamed Nuur Gacal. Waraaqdan nuqul ka mid ah soo gaadhay xogreebnews.com-

Warqadan sida cadaw-tinimada leh loo qoray ayaa nuqulkii ugu danbeeyay waxay dawladda Soomaaliya gaadhsiisay dalka Britain, waxayna ka codsatay in sherkadaha ku yaala dalkaasi aanay daabici karin lacagaha ay u daabici jireen Somaliland, arrintaas oo ay ku shegeen inay kahor imanayso nidaamkii federaalka wixii laysku odhan jiray Soomaaliya, isla markaana ay meel kaga dhacayso midnimada dalka Soomaaliyaa maadaama oo Somaliland loo ogolaanaayo lacag ka gooniya dhammaan dalka intiisa kale, ayaa lagu yidhi warqadaas.

Waraaqadan codsiga iyo ashkatada ah ee ka dhanka ah Somaliland, waxaa ku saxeexnaa oo si wadajira u qoray. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Maxamuud Xasan, Guddoomiyaha Baanka Cabdisalaan Xagliye, iyo Wasiiru dawlaha Dalkaasi Soomaaliya Maxamed Nuur Gacal.

Arrintan ayaa noqonaysa dagaalkii ugu danbeeyay isla markaana ugu xumaa ee lagu soo qaado qaranimada Somaliland, iyadoo la ogyahay inta dhibaato iyo hagar daamo kaga maqan Shacabka Somaliland dalkaasi Soomaaliya, waxayna tani cadaynaysaa cadawtinimada iyo nacayka wali lala dabataagan yahay shacabka Somaliland oo iyagu wax kasta hoosta ka soo bilaabay, sidii ay dib ugu dhisan lahayeen dalkooda, kadib markii ay burbur iyo baaba kala kulmeen midnimadii aan la mahadin ee ay la galeen dalka Soomaaliya. Dhinaca kale Dawladda Somaliland ayaan wali wax jawaab ah ka bixin arrintan foosha xun ee taabanaysa qaranimada Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured