Jaaliyadda reer Somaliland ee Toronto,oo si Buuxda u Taageeray Guddiga Toosinta iyo Talo Qaran.

0
Wednesday July 31, 2013 - 19:50:20 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyadda reer Somaliland ee Toronto,oo si Buuxda u Taageeray Guddiga Toosinta iyo Talo Qaran.

    waanay uga lexo jeclo badan yihiin xirsi sablaale waxaa hubaal ah in xukuumaddan siilaanyo ay ka leexatay jidkii saxa ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waanay uga lexo jeclo badan yihiin xirsi sablaale waxaa hubaal ah in xukuumaddan siilaanyo ay ka leexatay jidkii saxa ahaa Waxaan marka hore idilkiinba idinku salaamay salaanta islaamka,intaa ka dib anigoo ku hadlaya magaca odayaasha,culimada,waxgaradka iyo inta samaha jecel ,iyo indheergaradkaba.waxaan si buuxda halkan uga caddeynayaa in dhammaan jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaaladan Toronto,canada ay si buuxda oo aan kala hadh lahayn ay halkan cod mideysan ku taageerayaan,guddiga toosinta iyo talo qaran,ee dhowaan lagaga dhawaaqay magaalada hargeysa.

waxaanu cod dheer oo

wadajir ah ku leenahay waanu garab taaganahay,guddigaa toosinta iyo tali bixinta,waana tallaabo loo qaaday xagga saxa ah,loona baahnaa in mar hore lagu dhawaaqo.waxaanu hubnaa in dhammaan ruug caddaaga ku jira guddigani ay yihiin kuwii dhiigooda iyo dheecaankoodaba usoo huray dalkan,

waanay uga lexo jeclo badan yihiin xirsi sablaale waxaa hubaal ah in xukuumaddan siilaanyo ay ka leexatay jidkii saxa ahaa,

odeygiina uu seexday,hoggaankii dalkuna uu gacanta u galay koox yar oo

dhiigmiirato ah,oo dalkan inay heeraan mooyee,aan weligood dab u hurin.

waxaanu leenahay dalku toosin iyo sixid weyn buu u baahan yahay,wax kale

iska daayoo wixii loo soo halgamay iyo himiladii shacabkan ayaa halis ku

jira.dalku jar buu ka sii laa-laadaa,waana in sida ugu dhakhso badan loo

badbaadiyaa,oo looga qabtaa casaabadda yar ee isbaarada u dhigatay

hoggaankii dalka.waxaanu cod dheer markale ku leenahay waanu ku

faraxnay guddigan toosinta,waanaanu garab taaganahay af iyo adinba.

Allaa mahadle

Somaliland guul,guul.

dulmidiid96@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured