Fadliga 10 Banka danbe ee Bisha Ramadaan Qalinkii Mohamed Cabdilhai, Hargeisa Somaliland

0
Wednesday July 31, 2013 - 19:34:23 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 2076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadliga 10 Banka danbe ee Bisha Ramadaan Qalinkii Mohamed Cabdilhai, Hargeisa Somaliland

    Ramadaan kariim dhamaan warbaahinta Madaxbanaan iyo umada afka Somalilaga ku hadashaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ramadaan kariim dhamaan warbaahinta Madaxbanaan iyo umada afka Somalilaga ku hadashaba Waxayanu so gadhnay tobonkii dambe ee Ramadaan waxana ku sugan khayraad Iyo ajar fara badan waxaa kale oo ay leedahay fadliyo aad u baladhan sida darted waxaan u isku dayi doona in aan kis xasuusino fadliga ay leedahay tobonka danbe ee ramadanta iyo
Wax yabaha ay khaaska ku tahay tobanka danbee
Ramadan . Nabigeenu (scw) aad ayuu ugu dadaali jiray Cibadada waliba si aanu u dadaali jirin wakhtiyada kale, waxaa ku sugan saxeexul muslim ka xadiiska caasha laga soo warinayo (RC) nabiga (CSW) wuxuu samayn jiray daadal badan dhanka cibadada 10ka danbe si anu u dadali jirin wakhtiyadii kale, waxa ku sugan bukhaari & muslim xadiisyo tilmamaya siduu nabigu (csw) sidii uu u cibadaysan jiray 10ka danbe ee bisha Ramadan waxana ka mid ah in marka uu bilabmo 10ka danbe. In guntiga dhisha iskaga xidhi jiray habeenkiina uu noolayn jiray ehelkisana uu toosiin jiray, xadiiska Laga so wariyay caaisha( Rc) nabigu (csw) 20ka ugu horeeya ee Ramadan marna wuu seexaan jiray marna wuu cibadaysan jiray lakiiin 10ka danbe ee bisha Ramadan uu soo jeedi jiray guntiga ayuu adkaysan jiray axadiistani waxay ina tusinaysaa fadliga badan eek u jira 10ka danbe iyo sidii uu nabigu (csw) u dadali jiray inagana ay inala gudboontahay in aynu ku dayano rasulkii ilahay (csw) sidii u u dadaali jiray si aanu u dadalin wakhtiyada kale, dadaal dhamaystiran oo ah dhinaac kasta oo cibadada ah haddii ay tahay salaada quraanka akhriskisa digriga illahay sadaqada bixinteeda iyo wixii la mida ah nabigu (csw) guntigu adkaysanayay macnaheedu waxay tahay wuxu ka durkayay haweenkisa si uu ugu go?o

Salada iyo xuska illahay habeenkana waxa uu ku noolayn jiray salada quranka iyo xasuusta iilahay oo ah qalbiga carabka iyo xubnaha ba sharafta leh habeenadani iyo radinta laylatul qadriga qofka ku dadaala isaga oo rumaysan illahay oo illaahayna ka rajaynaya danbi dhaaf iyo naxariis illahay wuu dhaafa wixi danbigii hore ee uu galay muqalka xadiiska waxa aad ka arkaysaa in ay wanagsantahay tahay In habeenkii lagu nooleeyo cibaada ilaahy iyo salada ilaa loo diyaar garoobo suuxurta caiisha Rc waxay tidhi ma garanayno ayay tidhi habeen uu nabigu csw uu istaagay ilaa waa beriga halkaas waxanu ka fahmii karnaa in uu nabigu csw uu kicin jiray xasaskisa cibadada allah habeenda noolayn teedu waa mid sugan 10ka danbe ee bisha barakaysan e ramadaan waxanu ku noolayn jiray saladu laylka iyo noocyada kale ee cibaadada habeenadan qofka cibadaysta waxa ay uu noqonaysa fursad soo martay cimrigisa iyo noloshisa waxana ka faiidaysta qofka ilahay wafajiyo khayrka lama gudboona qofka mulimka ah ee caqliga leh in uu iska dhafo fursadan qaliga ah oo anay ka faiidaysan isaga iyo ehelkisuba wana habeeno tirsan oo kooban waxana laga yaba In illahy kuwa fajiyo raxmadiisa oo aad ku kasbato liibanto akhiro iyo adunyaba waxana ku jira habeenkii qimaha badan ee ilahay quranka ku sheegay in uu ka qiimo badanyay kunka biiloood. Wabilaahi tawfiiq,
By Fikra Mohamed Cabdilhai, Hargeisa Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured