Sideen Lacag ku heli karaa oo aan Taajir u Noqon Karaa?????

3
Friday March 29, 2013 - 09:33:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 17246
  • (Rating 2.6/5 Stars) Total Votes: 11
  • 18 6
  • Share via Social Media

    Sideen Lacag ku heli karaa oo aan Taajir u Noqon Karaa?????

    Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan

Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan ku noqon karaa Taajir weyn???? su'aashaan Aniga waxaan maalin walba is weydiiyaa in kabadan 10 jeer markaan ku daalay shaqo waxaan jawaab uraadiyaa su'aashaan si aan Taajir unoqdo ama aan lacag uhelo




Inta badan Dadka way jeclyihiin mar uun inay lacag leey noqdaan sida aniga aan ujeclahay lacagta ayay Dadka oo dhan ujeclyihiin lacagta Ciroole iyo Caruurba cid Lacag neceb Waa la waayey ,waa cajiib , si aan jawaab ugu helo su'aashaan ah sideen lacag ku helaa oo aan Taajir ku noqdaa waxaan la kulamay jawaabo badan oo aan kala dooran waayey tan ugu fiican aqristoow ila fiiri hadii adigana aad tahay mid jawaab udoonaayay su'aashaan SIDEEN LACAG KU HELIKRAA OO AAN TAAJIR WEYN KU NOQDAA


waxaan la kulmay jawabahaan aan ka helay asxaabteyda iyo dad kala duwan waanaa sidan jawabahooda

1- shaqeeyso,sid aad lacag uhesho

2- wax baro si aad lacag uhesho

3- Ganacsi furosi aad lacag uhesho

4-Beer falo si aad lacag uhesho

5- Xoolo dhaqosi aad lacag uhesho

6-Kaluumaysato noqosi aad lacag uhesho

7-Qoraa noqosi aad lacag uhesho

8-Muqalas noqosi aad lacag uhesho

9-Baarlamaanka galsi aad lacag uhesho

10-Naag caruur badan dhashay oo yurub joogto guursosi aad lacag uhesho

11-Nayroobi tag oo dukaan kafurosi aad lacag uhesho

12-Dubay tag oo ganacsi kafurosi aad lacag uhesho

13-Maqaayad furosi aad lacag uhesho

14-Naag fanaan ah guursosi aad lacag uhesho

15-Bas wade noqosi aad lacag uhesho

16-Harqaanle noqosi aad lacag uhesho

17-Qaadwale noqosi aad lacag uhesho

18-Aqoonsi uraadi somaliland si aad lacag uhesho

20-NGO sameesyosi aad lacag uhesho

21-Qabqable noqosi aad lacag uhesho

22-Bakaaraha tag baqaar ka furosi aad lacag uhesho

23-Faroole dhinaca amniga ayaan kaala talinyaa ku dheh si aad lacag uhesho

24-ALshabaab ku dheh BLACK LIST USA Ayaan idinka soo saaraayaa si aad lacag uhesho

25-Ceelasha biyaha dadka joogo leen yurub ayaan idin hayaa ku dhehsi aad lacag uhesho

26-Jagada Madawx weynaha isku soo sharaxsi aad lacag uhesho

27-Sarifle noqosi aad lacag uhesho

28- Wariye noqosi aad lacag uhesho

29-Arinta KALSHAALE wax karaadsosi aad lacag uhesho

30- Abaarahaan ka jira soomalia ka faa iidayso si aad lacag uhesho

31-SHEEKH shariif marlaab in uu isa soo sharaxo ku dhiiri gelisi aad lacag uhesho

32- Dahable noqosi aad lacag uhesho

34-Meel marqaan furosi aad lacag uhesho

35-SHeekh noqo oo dadka Xajka iyo cumrada uwadosi aad lacag uhesho

36- UNIVESRALTV qorshe ka gadmaayo ugeeysosi aad lacag uhesho

37-webka amiin ARS camal furosi aad lacag uhesho

38- Xawalad furosi aad lacag uhesho

39-SHaleemo furosi aad lacag uhesho

40- Goofkii awoowahaa ku laabo dadkaada wax barsi aad lacag uhesho

41-Hubka ka ganacsigiisa biloowsi aad lacag uhesho

42-Sirdoonak mareykanka ushaqo doonosi aad lacag uhesho

43-Shirkad dhismo sameeysosi aad lacag uhesho

44- ALshaab ushaqo doono si aad lacag uhesho

45-Goob shidaal furosi aad lacag uhesho

46 Naag shidan guursosi aad lacag uhesho

47 Qof taajir ah saxiib lanoqosi aad lacag uhesho

48- Farsamo yaqaan noqosi aad lacag uhesho

49-Paaltalk meel fiican ka qabsosi aad lacag uhesho

50. wadaad wax mehriyo noqosi aad lacag uhesho

51-SHirkaad batroolka baarto geeyso somaliyasi aad lacag uhesho

52- Webside furo oo dadka iyo shirkadaha lagu handado

53-proferesnoqo sida SAMATARADA isku habeey si aad lacag uhesho

54-Cilaan saar baro si aad lacag uhesho

55-Yuusuf garad farsamadiisa barosi aad lacag uhesho

56-MUdulood ku dheh dhulka idinkaa leh si aad lacag uhesho

57-Madarkicis dheh xamar lama kala xigosi aad lacag uhesho

58-Barakacayaasha qorshe uraadiskooda gal si aad lacaag uhesho

59-Naag duq ah guursosi aad lacag uhesho

60-SHariif sakiin FAALKA ayaan aqaanaa ku dhehsi aad lacag uhesho

61-ganacsatada koofur afrika Hub in aad qaadan kartaan ayaan idin soo dhameen karaa ku dhehsi aad lacag uhesho

62-Sixiroole noqo oo naagaha ufaaliyosi aad lacag uhesho

63-Qanyare murusade adigaa oday ka ah ku dhehsi aad lacag uhesho

64-Muuse suudi wacbuudhan la aantiisa abgaal yaaba arki lahaa ku dhehsi aad lacag uhesho

65-Cabdiqaasim ku dheh arin xasaasi ayaan kuu hayaasi aad lacag uhesho

66-WFB ceebtooda raadi oo sawir ka dabo qaado inay hub geeyana soomaliya soo sheegsi aad lacag uhesho

67-INDHA CADE MARKO ayaad ku dhalatey adigaa shabeelaha hoose leh ku dhehsi aad lacag uhesho

68 - UNHCR Xaalka somaliya waa xumaaday dad badan ayaan soo bara kacay ku dheh UNHCRsi aad lacag uhesho

69-ABUUMANSUURA sheekul sharaf ayaa tahay ku dhehsi aad lacag uhesho

70-Idaacad furosi aad lacag uhesho

71-Been sheegid barosi aad lacag uhesho

72-meel dharka lagu dhaqo furosi aad lacag uhesho

73-UK usoo guursi aad lacag uhesho

74-CALLING CARD gadid biloowsi aad lacag uhesho

75-Ciyaartooy noqosi aad lacag uhesho

76-dhulka soomaliya oo la kala boobaayo ka qayb gal Badda ama Beriga meel gadosi aad lacag uhesho

77-Dastuurka qabyada ah u shaqo doonosi aad lacag uhesho

78-Tikniko sameeysosi aad lacag uhesho

79-Hawiye land ayaan sameeynayaa dhehsi aad lacag uhesho

80-Jihaadka waa xaq SHeekh xasan daahir ku dhehsi aad lacag uhesho

81-AMISOM somali ayaad tihiin dhehsi aad lacag uhesho

82-Mowliid macaani ku dheh 4,5 xaq ma ahansi aad lacag uhesho

83-Xasharo aqoonyahanka baarlamaanka ugu sareeyo ayaad tahay dhehsi aad lacag uhesho

84-Ka ganacsiga Daroogada biloowsi aad lacag uhesho

85-Milaz Zenaawi geesigii geeska afrika ayaad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho

86-Naagtaada quruxleey ayaad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho

87-Tony Blair dhaqanka islaamka ayaad taqaanaa ku dhehsi aad lacag uhesho

88- Obama ninka qaringaan 21 ayad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho

89-Jiim gal si jirkaada aad udhistosi aad lacag uhesho

90-walxaha qarxo sida loo sameeyo barosi aad lacag uhesho

91-NUUR cade Halyeey ayaad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho

92-Janaraal darajadiisa xiro si aad lacag uhesho

93-Daawooyinka dhacay geey soomaliya si aad lacag uhesho

INtaan jawaboodMarkii aan helayoon ku wareeray mid aan qaato anigoo sidaas u wareeray ayaa TEL ii soo dhacay oo qof igu dhahay walaaloow su'aashii aad jawabta udoonaysay ayaan jawaab fiican kaaga hayaa, si aad lacag uhesho oo aad taajir u noqoto ayaan kuu soo helay

webmaster@geesguud.com geesguud@gmail.com

Last Updated on Wednesday, 16 March 2011 14:33


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured