Hees Cusub: Hadii uu wadaad-kani Kaadhigay wasiir culus Ma ku waaraysaa nabad?

0
Tuesday July 30, 2013 - 19:57:37 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hees Cusub: Hadii uu wadaad-kani Kaadhigay wasiir culus Ma ku waaraysaa nabad?

    Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo bulsha sharafta leh ee ku hadasha afka soomaaliga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo bulsha sharafta leh ee ku hadasha afka soomaaliga. Waxaan halkan ku soo gudbinayaa hees ku saabsan waayaha maanta kajira dunida sadexaad,magaca heestu waa, ma ku waaraysaa nabad? waana hees gaaban laakiin macne wayn xambaarsan ee ku soo dhawaada.
Hadii aad walaal kaa
Asagoon waxkuu dhimin
Waran inuu ku dhaco iyo
Wedka aad la jeceshahay
Ma ku waaraysaa nabad?
Hadii aad nin weyn-too
Wadan lagugu aamino
Adna aad walii iyo
Beenayso wacadki

Ma ku waraysaa nabad?
Hadii aad waxgarad kaa,

Waanada ku siiyiy
Weriyeyaasha necebto

Wanjal aad la jeceshahay

Ma ku waaraysaa nabad?
Hadii aad wanaagiy
Waxtar kii yimaadab

Dadka kula wadaagtiyo
Wadaraha la necebtahay
Ma ku waaraysaa nabada
Adigoo wiil yar ahoo
Weli waayo arak noqon
Hadii uu wadaad-kani
Kaadhigay wasiir culus
Ma ku waaraysaa nabad?
Wax agooni leediyo,
Hadaad welefto xaraan,
Duniduna wadeeciyo,
Nabsi aanay waayayn,
Ma ku waaraysaa nabada
Waagii beryaaba
Waayihiisu leeyoo
Noloshuna wareer iyo
Walbahaar ma waydee
Ma ku waaraysaa nabad?
abdiwelli abdillahi
(abdiwelli@hotmail.co.uk)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured