Xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa Ma matalo beesha kumana hadli Karo Afka Beesha Toljecle

0
Monday July 29, 2013 - 21:24:31 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa Ma matalo beesha kumana hadli Karo Afka Beesha Toljecle

    Xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa Ma matalo beesha kumana hadli Karo Afka Beesha Toljecle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa Ma matalo beesha kumana hadli Karo Afka Beesha Toljecle Waxaanu salamaynaa warbaahinta madax banaan iyo kuwa websityada anigoo ah Aqoonyahanka beesha Axmed Shiekh Isxaaq Toljecle waxaanu halkan ka cadaynaa inaanu taageero buuxda u hayno Suldaan Axmed Daahir Muuse oo ah shaqsi ilaahay ku manaysaty diin iyo aqoon maadi labadaba beeshiisa uu ka soo jeedaan ay qadarin wayn u hayso Suldaanka
Waxa ayaan daro noqotay in xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa uu media ka hadalo oo uu yidhaahdo suldaan Axmed Daahir waa madaxwaynihii Mursi ee xilka xooga lagag qaaday taasina waa ayaan daro inteeda leeg nin masuul ah oo waxaasi yidhaahda waa lagaa ficinaa , Mr. warfaa waxaanu leenahay hadii aad adigu ka dhacsantahay arimaha beesha suldaanka inaad aflagaadaysi suldaankaaga waxa kale oo aan sheegaynaa in Xildhibaan Warfaa uu yahay Dabadhilif uu u yahay xukuumada maanta tallada haysa oo aanu leenahay beeshu waa mucaarid cad ee adiga ayaa cadayn doona halka ay boqolkiiba boqol ku noqdeen muxaafid .

Waxaanu adiga ku leenayah Mudane. Warfaa xayn daabka tolkaaga ku soo noqo nin abwaan ah ayaa yidhi ( Kabtadana lagama Baxo , Tolkaana lagama dhexe baxo ) ee hadii aad imika sidaasi ku socotid waxaanu sida ugu dhakhsaha badan kaaga noqonaynaa kalsoonidii ay beeshu ku siisay inaad xildhibaan tahay , kumana hadli kartid afka beesha waxa muxaafidnimo ah waxaanu kaaga fadhinaa aflagaadadii aad suldaanka u gaysatay ee aad tidhi cid buu isku koobay inaad soo cadayso hadii kale waxa mediaha la galinayo aniga ayaa ka danbeeyey ayaanu u aqoonsanyanaa .
Halkan waxaanu ka cadaynaana inaad na matalin afka beesha ku hadli Karin beeshan danbiile baad tahay ,oo beeshani ilaa inta ay xukuumadani talada haysaa ay wixii ay ku lahayeen ka helayaan ay mucaarid ku noqon doonaa sidaasina ula soco baanu ku leenahay .
Kulmiye iyo beesha toljecle way kale quusteen waxa la sugaaba waa Shirwaynaha beesha ee Dhacay bisha Ramdaan dabadeeda ee beeshu kaga tashanayso aayahaheega Siyaasadeed iyo Xisbiga ay Ku biiri lahayeen .
Alla Mahad Leh
Cali Muusen
(casoowe201@outlook.com)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured