FADEEXADII KA DHACDEY SOO DHAWEYNTII WASIIRKA CUSUB EE ARIMAHA DIBADA SOMALILAND

0
Monday July 22, 2013 - 19:53:52 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FADEEXADII KA DHACDEY SOO DHAWEYNTII WASIIRKA CUSUB EE ARIMAHA DIBADA SOMALILAND

    RAMADAAN KARIIM, RAMADAAN WANAAGSAN.Intaasi ka dib salaamata islaamka ayaan idinku salaamayaa ee ah ´ASC´ ,.Salaam ka dib 21 bishan jully ayay aheyd markii uu dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RAMADAAN KARIIM, RAMADAAN WANAAGSAN.Intaasi ka dib salaamata islaamka ayaan idinku salaamayaa ee ah ´ASC´ ,.Salaam ka dib 21 bishan jully ayay aheyd markii uu dalka RAMADAAN KARIIM, RAMADAAN WANAAGSAN.Intaasi ka dib salaamata islaamka ayaan idinku salaamayaa ee ah ´ASC´ ,.Salaam ka dib 21 bishan jully ayay aheyd markii uu dalka yimid wasiirka arimaha dibada ee uu dhawaan
siilaanyo u magacaabey wasaaradaasi,isgoo ahaa nin qurba joog ah , balse isagoo dibada jooga lagu toley xilkaasi, waana waxa beryahan caado u noqtay somalidaba in qof aan dalkaba joogin xil loo magacaabo.
Hadaba shaley ama 21 jully ee uu wasiirku ka soo dagaayey madaarka Hargeysa ayaa waxaan daawanayey tvga xukumada siilaanyo ama afkiisa ku hadala ee la yidhaado (slntv) waxaan mar kaliya indheygu qabteen Nin in badan ceytami jirey oo waliba Odaygan siilaanyo caayi jirey oo aad moodo markaad aragto kuwa qaadka iibiya, ayaa waxaan arkey isagoo, wasiirkii albaabkii diyaarada ee uu ka soo dagilaha taagan, Ninkaasi waxa la yidhaahadaa (CUSMAAN HINDI) waan yaabey nin aanu saaxibnahey ayaan weydiiyey oon idhi waar kaasi kii caytami jirey e siilaanyo caayi jirey miyaanu aheyn ? wax uu saaxibkey iigu jawaabey haa waa isagii, waxaan mar labaad weydiiyey saaaxibkey oo goormuu xukumada siilaanyo ku biirey? saaxibkey waxa ii iigu jawaabey ninka wasiirka laga dhigey iyo cusmaan hidni waa isku jufo, sidaasi darteed ayuu dowladii iyo xisbigii uu shaley caayayba uu maanta u ag jooga,, waxaan weydiiyey oo ninkan maxuu ahaa kolkaasuu igi yidhi ma aqaano ee waxaan maqley daafuur ayuu ka shaqeyn jirey ,suaal kale ayaan weydiiyey oon idhi oo ninku waa nin weyne maxuu wasiir xirsi ka amar qaata ku faley , markaasuu igu yidhi ninku jufada uu ka soo jeedo ayaan hore wasiirba u noqon sidaasi ayuu ku doortey in uu wasiirka qaato.


Sheekadii markey halkaasi mareyso ayaan waxaanu daawaney dad badan oo wasiirka si reernimo u soo dhaweynaaya, waxaan meesha nooga muuqatey aniga iyo saaxibkey in ay somaliland ay isu badshey garoon ay qabiiladu ku tartamaan,

qaarkood waabey qiireysnaayeen oo waxaad moodeysay in ay madaxweyne soo dhaweynayaa ama nin doorasho ku guuleystay oo kale, hadaba xukumadii siilaanyo waa taasi ogolaatay in wasiiradii reerahoodii soo dhaweeyen, halkii ay ahyed wasiirka maadama aanu wali xil la wareegin in loo diro dhowr qof ayaa waxey xukumadu lacag malyiin ah ku bixisay nin 25 shaqsiyadiisa u shaqeysanyey oon dal iyo dadtoona waxaba tarin maanta xil u soo doontaye, dadkana been loogu sheekeeyey, waxaa uu u shaqeyn jirey unta, C/ caabi faarax nin kama aqoon unta shaqdeed waqtigii cigaalna wuu joogey dalka, cidana waxba ma weydiin waayo aqoonsiga maahan wax qof keeno, dadka qaarna waxaabey isku qaldayaan diplomaciga oo ah nin safiira iyo ninka qaramada midoobey laanteeda qaxootiga u shaqeyn jirey oo waxwalba waxey kuugu sheegayaan waa diplomacy , waa yaab qof aan Erayga uu leeyahey macnahiisa aqoonin.

Gabagabadii waxaa odhanlahaa xukumada siilaanyo waa mid ka aradan xitaa hananka qof ama madaxada loo soo dhaweeyey waxaad arkeysaa uun qof ay magaaladii o dhami wadada taaganyahiin, waana dhaqan xun oo la odhan karo waa munaafaqad iyo waxaan dadka u fiicnayan nin aan dalka iyo dadkaba la ogeyn wax uu yahey xitaa sida Odayga marwalba la isu barbar yaaco gabi ahaanba waa dhaqan xun oo xitaa ka liita habkii caadada u ahaa xukunkii Maxamed siyaad bare, markaasi waxaan kaga baxayaa somaliland waa dal balse dadkii waxaad moodaa in ay wali ka gudbi laayahniin, xanuunka la yidhaado (QABIIL LA KORDHABEY)
Qore: Tahir hussein (Xumaandiid)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured