xukuumada siilaanyo oo sakati ka qaaday gollaha cusub oo dufan jecel laaluush u soo qadhiidhay - By COLAAD/ BRISTOL/UK

0
Sunday July 21, 2013 - 08:40:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xukuumada siilaanyo oo sakati ka qaaday gollaha cusub oo dufan jecel laaluush u soo qadhiidhay - By COLAAD/ BRISTOL/UK

    MUSLIMIINEEEEEEY, RAMADAAAN KARIIMEEEYY, waxaan doonayaa inaan wax yar ka idhaado arin ay shacabka somaliland aad ula yaabeen oo ku saabsan xukumadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUSLIMIINEEEEEEY, RAMADAAAN KARIIMEEEYY, waxaan doonayaa inaan wax yar ka idhaado arin ay shacabka somaliland aad ula yaabeen oo ku saabsan xukumadii
MUSLIMIINEEEEEEY, RAMADAAAN KARIIMEEEYY, waxaan doonayaa inaan wax yar ka idhaado arin ay shacabka somaliland aad ula yaabeen oo ku saabsan xukumadii siilanyo oo dufan soo dhaqdhaqaajisay si ay isugu daydo inay iska caabido golaha wadatashiga iyo toosinta.
guulwadayaasha madax dhaqameedyada iyo odayaasha sheeganaya ee ay xukuumada axmed siilaanyo laaluulshka soo siisay waxaan leeyayay dhuuni raac baad tihiin dufan jecel ah oo kolba shilimaan uu uga soo qadhiiyo xoolihii umada Axmed Siilaanyo, noociinaas oo kalena ma canbaarayn karaan gollaha madaxa banana ee wadatshiga iyo toosinta qaranka oo ay xubno ka yihiin siyaasiyiintii ugu daacadsanayd uguna miisaanka iyo sharafta badnayd Somaliland, oo dalka iyo dalkaba u soo halgamay xilal sarsarena ka soo qabtay qaranka.
waxa kale oo wax lala

yaabo ah madaxweyne siilaanyo iyo xukuumadiisii oo sakati iyo sas ka qaaday gollahan sida weyn loogu diirsaday ee wadatashiga iyo toosinta qaranka, waxaanay siilaanyo awoodiisii isugu soo ururtay inuu kolba guulwadayaal dhuuni raacyo ah oo madaxdhaqameed isku sheega oo dufan jecel ah oo dhadhamo raac ah uu xoolihii umada inta uu ku soo laaluusho uu ku yidhaahdo saxaafada u yeedha oo canbaareeya golahaa cusub ee nadiifta ah ee lagu dhawaaqay ee siilaanyo iyo xukuumadiisii khuurinaysay hurdadii ka toosiyay, KKKKKKKKKK, waaryaa Axmed Siilaanyo kkkkkkkkkk, goormaad adiga iyo xukuumadaadu sidan u saqiirteen, waxa kale oo aanu kuu sheegaynaa inaan dhuuni raacyadaas aad hantidii qaranka u soo qadhiidhay aanay haba yaraatee matalin waxa ay shegayaan, waxa kale oo aanu kuu sheegaynaa inaan falaadhi gilgilasho kaaga go´ayn, oo aanay waxaba kuu tayan kolba odayaal baahan oo aad shilimaan uga soo dhiibto hantida umada ee aad sida musuqmaasaqa u isticmaashaan, waxaaanna ceeeb igu filan xukumada axmed yare inaanay weli ka jawaabin 16-kii qodob ee dhayda ka cadeeyeen mujaahidiinta golaha wadatashiga iyo toosinta qaranku ee ay hor dhigeeen xukuuumad ku sheegta siilaaanyo iyo xirsi gaaab ay qabqablaha ka yihiiiiin.
Colaad Maxamuud Cabdilaahi
TEL 0044 75064691941
BRISTOL/UK

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured